Sunday August 09th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Now it is time for Somaliland to recognize the world.

0
Thursday July 09, 2020 - 21:15:08 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 358
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Now it is time for Somaliland to recognize the world.

    To the UN Security Council To the international community To European countries and the United Kingdom To the Islamic League and the League of Arab States To South Asian countries

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

To the UN Security Council To the international community To European countries and the United Kingdom To the Islamic League and the League of Arab States To South Asian countries


I look to the international community which has been urging the people of Somaliland to be allowed to have their seat at the United Nations since 1960 and which has been conditionally integrated into Somalia.
Now the people of Somaliland have long awaited international justice and international recognition Now it is time for Somaliland to recognize the world.
Given the good governance, electoral process prevailing on the African continent, and the adoption of the Somaliland community, it is now internationally and internationally eligible for the pre-existing Somaliland independence trait. a favour
The international community is now calling for recognition of the withdrawal of the Somali Union, with whom they met voluntarily
While Somaliland believes that the Somaliland People Law deserves to be internationally recognized by the Somaliland people.


Ku socot golaha amaanka ee qaramada midoobay
Ku socoto jamciyada quruumaha ka dhaxaysa
Ku socoto wadamada yurub iyo dalka uk
Ku socoto ururka islaamka iyo jaamacada carabta
Ku socoto dalalka koonfurta asia

U jeedo baaq caalamiya oo bulshada Somaliland ku dalbanayso in loo ogalaado kursigii ay ku lahaayeen qaramada midoobay oo ay ugu danbaysay sanadkii 1960 kaas oo si shuruud laan ah loogu daray somalia
Haatan dad waynaha Somaliland oo mudo dheer sugayay cadaalad caalamiya iyo garawsho caalamiya haatan la gaadhay wakhtigii Somaliland dunidu ku dhiiran lahayd in la aqoonsado
Iyada oo la eegayo maamul wanaaga iyo hanaanka doorashooyinka ee kuba yar qaarada afrika iyo isku tiirsanaanta ay gaadhay bulshada Somaliland haatan waxaa ay u qalanta aqoonsi caalamiya oo si shuruud laan ah dunidu ugu aqoon sato qadiyada madax banaanida somaliland oo ahayd mid hore u jirtay oo hore loo aqoonsaday
Haatan bulshada caalamka ugu baaqayso in ay aqoonsadaan ka bixida midowga somalia oo ay iyagu si iskood ah hore ula midoobeen
Iyada oo Somaliland aaminsan tahay in sharci ahaan iyo shacab ahaanba ay qadiyada Somaliland ugu qalanto in dunidu si shuruud laan ah ugu aqoonsato

Abdishakuur Ali Ahmed
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
WAREYSIYO