Wednesday August 12th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

China Oo Dhoolatus Millateri Ka Sameysay Meel U Dhow Xeebaha Somaliland, Kadib Xiriirka Ay La Yeelatay Taiwan

0
Monday July 13, 2020 - 10:03:17 in Wararka by Burco Office 2
  • Visits: 771
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    China Oo Dhoolatus Millateri Ka Sameysay Meel U Dhow Xeebaha Somaliland, Kadib Xiriirka Ay La Yeelatay Taiwan

    China Oo Dhoolatus Millateri Ka Sameysay Meel U Dhow Xeebaha Somaliland, Kadib Xiriirka Ay La Yeelatay Taiwan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

China Oo Dhoolatus Millateri Ka Sameysay Meel U Dhow Xeebaha Somaliland, Kadib Xiriirka Ay La Yeelatay Taiwan

Shiinaha ayaa toddobaadkii hore dhoollatus milateri ka sameeyay gacanka cadmeed oo aan ka fogeyn biyaha Somaliland ee Badda-cas, Sida uu dhawaan baahiyay Telefishanka dowladda Shiinaha ee CCTV.

Saddex markab oo kuwa dagaalka ah ee dowladda Shiinaha ayaa dhoolatuskaasi lagu sameeyay, iyada oo ay bar-bar socdeen tababar ay ku tijaabinayeen cududdooda ay kaga hortagi karaan khataraha amniga iyo gudashada waajibaadkooda hawl-gallada milateri ee kala gedisan.

Dhoolatuska Millateriga Shiinaha ayaa loo arkaa mid hanjabaad nooc cusub ah oo ku socota Somaliland oo uu rumeysan yahay inay qeyb ka noqoneysa kala goynta dhul weynihiisa, wallow aysan labada arrin si rasmi ah iskula xiriirin dowladda Shiinuhu.

Valueimpression Placeholder

Sidoo kale waxa dadka ka faallooda arrimaha diblumaasiyadda ay dhoollatuska Shiinaha ku macneeyen fal uu ku muujinayo cadhadiisa iyo diidmada xiriirka cusub ee Taiwan iyo Somaliland.

Shiinaha ayaa si adag uga horyimid xiriirka ay Somaliland la sameysatay Taiwan, oo uu aaminsan yahay inay tahay Jasiirad ka tirsan dhul weynihiisa, halka ay iyadu ku doodeyso inay tahay dal madax-banaan.

Xiisada ka dhalatay xiriirkaasi ayaa u muuqata mid kasii dareysa, maadama oo Shiinaha iyo Soomaaliya ay si wada-jir ah u wadaan qorshayaal ka dhan ah xiriirkaasi iyo kuwa diblumaasiyadeed ee Somaliland iyo Taiwan, oo labadoodu kala sheegtan


Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
WAREYSIYO