Wednesday August 12th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

"Cirro Waa Madaxweynaha 2022" Cali Guray

0
Monday July 13, 2020 - 10:15:27 in Wararka by Burco Office 2
  • Visits: 1047
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Cirro Waa Madaxweynaha 2022" Cali Guray

    "Cirro Waa Madaxweynaha 2022" Cali Guray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Cirro Waa Madaxweynaha 2022" Cali Guray

"Cirro Waa Madaxweynaha 2022” Cali Guray.

Guddoomiyaha WADDANI waxan filayaa in uu garanayo waxa uu doonayo. Waa ninka ugu dhaw in uu ku guulaysto jagada Madaxwaynaha hadii November 2022ka ay doorashadu qabsoonto. Xaq buu u leeyahay dantiisuna way tahay in uu helo saaxad uu ku tartamo marka ay dhamaato muddo xileedka Madaxwayne Muse Biixi. Hadii aanu taa gorgortan ka gelayn hadda laab isku qaadashadooda waxan filayaa waxay ku egtahay doorashadan 2020.

Ololihii doorashada taageerayaasha Muuse Biixi ee aniguba aan ka midka ahaa waxanu dhaliil uga dhigi jirnay " waar ninkan dhegta wax loo saarayaa waxba hogaamin kari maayo”. Maanta ayaanu leenahay "ILAAHAYOW CAWO BADANAA DAD HELAY MADAXWAYNE DHEGTA WAX LOO SAARO OO CID UUN WAX KA DHEGAYSTA”. Markaa ha la yaabina aniga iyo inta ila midka ah waa tii la yidhi: Nin Ambaday Halkuu Aaday Way Ula Ekoonaataye.

W/Q Cali Guray


Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
WAREYSIYO