Wednesday August 12th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

"Somaliland Gar Ayay U Leeyihiin Gooni Isu Taaga"Madaxweynaha Hir-Shabeelle"

0
Monday July 13, 2020 - 10:27:03 in Wararka by Burco Office 2
  • Visits: 445
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Somaliland Gar Ayay U Leeyihiin Gooni Isu Taaga"Madaxweynaha Hir-Shabeelle"

    "Somaliland Gar Ayay U Leeyihiin Gooni Isu Taaga"Madaxweynaha Hir-Shabeelle"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Somaliland Gar Ayay U Leeyihiin Gooni Isu Taaga"Madaxweynaha Hir-Shabeelle"

Madaxweynaha Maamul goboleedka HirShabeelle ee dalka Soomaaliya , Maxamed Cabdi Waare, oo arrinta Somaliland kaga hadlay ShirkaDhuusamarreeb ayaa sheegay in Somaliland xaq u leedahay in ay go’do marka la eego dhibta loo gaystay.

"Koonfur iyo Woqooyi markii laysku daraayey, si niyad wanaag ah ayey woqooyi intay dowladnimadiii soo qaadeen inoo keeneen,wax dhanba in iyaga lagu wareejiyo ayey ahayd, waxba lagama tixgelin, Maxamed Ibraahin Cigaal oo raganimadiisa kula joogay aa la jogay bes,

Dowladdii markii ay soo burburtana, Salaamu caleykum iyadoon la dhihin, ayaa laga tashtay oo dowlad la dhistay,wax alla wixii shir la qabanayey oo dib-u-heshiisiin lahaa, hal shir oo dartood u baaqday ma jiro,horaa looga socday, nimankaasi in ay goostaan oo goosashadooda ku adkeystaan ma garbay u leeyihiin mise uma laha?..” ayuu yidhi


Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
WAREYSIYO