Tuesday December 01st, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

WAXAN UGU DEEQAY GAROONKA KUBADDA CAGTA EE CEELAFWEYN ..ROOG CAGAARAN..PROF M. AHMED (JAAFAA)

0
Sunday July 19, 2020 - 08:56:56 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 492
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAXAN UGU DEEQAY GAROONKA KUBADDA CAGTA EE CEELAFWEYN ..ROOG CAGAARAN..PROF M. AHMED (JAAFAA)

    WAXAN UGU DEEQAY GAROONKA KUBADDA CAGTA EE CEELAFWEYN ..ROOG CAGAARAN..PROF M. AHMED (JAAFAA)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WAXAN UGU DEEQAY GAROONKA KUBADDA CAGTA EE CEELAFWEYN ..ROOG CAGAARAN..PROF M. AHMED (JAAFAA)
Markaan arkay Madaxweynahayga Mudane Muuse Biixi Cabdi, markaan arkay golihiisa wasiiradda iyo la taliyaashiisa, markan arkey Hay’adaha amaanka, markaan arkey Xaaladda nabadeynta ee degmada Ceelafweyn, markaan arkay Leydhka nabadda, markaan arkey quruxda shacabka khaasatan dhalinyarada iyo waayeelkaba ee Degmada Ceelafweyn; waxaa dareenkeygu i siiyey inaan kaalinteyda ka qaato oo ugu deeqo ROOG CAGAARAN, garoonka kubadda cagta ee Ceelafweyn.


Raga aqoonta leh ee hogaamiya caalamku, waa sheegeen waxayna saadaaliyeen in mudo yar Somaliland noqon doonto dal loo soo shaqo doonan doono, majarahana u qabanayso, siyaasad iyo xag dhaqaalaba geeska Afrika.

Waxaad fahantaan dhalinyarooy waqtigeynu soo marney, halka aynu taagan yahay, waxa ina sugaya, Hadaba, hadaad intaa fahantiin, waxa indhihiinu arkayaan caalamku aragtida leynagu xanto ee ah, guusha NABADA IYO BARWAAQADA

PROF. MOHAMED AHMED FARAH MATAAN (JAAFAA)

 
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO