Sunday August 09th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Reer Awdal Yaanay Eegin Muraayad Haada Gaadhiga Ee Ha Eegaan Xaga Hore Ee Loo Socdo W Q Abiib iimaan Xasan

0
Sunday July 19, 2020 - 19:00:38 in Maqaallo by Mo BK
  • Visits: 263
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Reer Awdal Yaanay Eegin Muraayad Haada Gaadhiga Ee Ha Eegaan Xaga Hore Ee Loo Socdo W Q Abiib iimaan Xasan

    Reer Awdal Yaanay Eegin Muraayad Haada Gaadhiga Ee Ha Eegaan Xaga Hore Ee Loo Socdo W Q Abiib iimaan Xasan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Reer Awdal Yaanay Eegin Muraayad Haada Gaadhiga Ee Ha Eegaan Xaga Hore Ee Loo Socdo W Q Abiib iimaan Xasan Reer Awdal yaanay eegin muraayad haada gaadhiga ee ha eegaan xaga hore ee loo socdo............. waqtigii dhamaadkii dawladii siyaad barre aqoonta dhaqanka iyo guurtida reer awdal waxay ka taliyeen dariiq lagu horu maray dariiq loo maray guul aan hore loo gaadhin dariiq la tilmaansado dariiq loo aayey. Waa dariiqii ayku yaqleeleen nabad waartay iyadoo maal mahaa qiiq madoobi ka baxayey hangaradii baabu naas ee kasoo horjeeda fagaaraha weyn ee banaan baxyada lagu qabto oo waqtigan lagu magacaabo khayriyada hase yeeshee aan hore loo odhan jirin.... abuuritaanka nabaddaasi qofkii u horeeyey ee ugeeriyoodaa wuxu ahaa cali faarax sayax oo dabley ku dishay berbera qaban qaabada shirkii koowaad ee nabadaynta beelaha somaliland waxa xigay qabsoomida shirweynihii burco ee somaliland lagaga dhawaaqay oo reer awdal ka mid ahaayeen ragii qalinka taariikhiga ah ku saxeexay. Marar kale waxay sharaf iyo taash dahab ah ku heleen daninta colaadii saaxil iyo marti galinta shirweynihii lagu soo dhisay somaliland ta casriga ah 1993 kii waliba aas aaskii ciidan qaran oo dalkani yeesho ninkii koowaad ee ugeeriyooday wuxu ka yimi gobolkaasi isaga oo ku naf waayey xabad uu ku riday nin jabhadihii taliska guud ee milatariga ku sugnaa Reer awdal dalkan waysoo hogaamiyeen way kasoo arimiyeen waanay taliyaan ilaa maanta oo waligood marti cid ugamay noqonin maanta iyo dan reer awdal waxa astaan looga dhigay tiro waa hore qaloocatay oo sax noqon doonta waqti waqtiyada ka mid ah laakiin dhalin yaro tiro badan oo aqoonle ixtiraam wayna aan u hayo iyo odayadii tilmaanaa ee reer awdal waxan u sheegayaa in aanay bulshada irbad dhuub ugalinin xildhibaanada aynu soo dooranay sanadkii 2005 tii xataa majirto malcaamad uu hirgaliyey mudane baar lamaan inkasta oo ay ka adagyihiin masaariifta reerahooda mudo 15 sano ah oo aanay taasiba yaryaraysi lahayn haddaba dhamaanteen yeynaan dib u eegin muraayad haada gaadhiga ee aynu eegno xaga hore ee loo socdo doorasho baar lamaan oo aynu tiro koob kula soo baxno codkeenu wuxuu inoo gooyaa way dhici doontaa haba raagtee laakiin taasi yaan lagu mashquulin ee waxad badka soo dhigtaan sidii aad ku heli lahaydeen qayb libaax dawlada dhisan iyo ta iman doonta yeynaan ku indho beelin tiro baarlamaan ee haloo kabo gashado korodh siimo wasiiro wasiir ku xigeeno agaasimeyaal guud maareeye yaal shaqaale dawladeed iyo inaad ku gorgortantaan maxaa ceelal wadooyin dugsiyo iyo mashaariic waxtarle naloo hayaan, dhalin yarooy afxumo waa aqoon daro intiina karaysaa isku daya inaad soo dhaaftaan jufo uurey oo taga hargeysa berbera burco ceerigaabo iyo laascaanood barta dalka iyo dadka majiro reer meel intuu ku shiro ku heshiiyey inuu reero kale dulmo wixii qaloocday qalin ku saxa balanteenu ha noqoto higsi himilo fog iyo aragti ka saraysa sheekada makhaayadaha iyo mafrashyada Allaa mahadle.....
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
WAREYSIYO