Tuesday August 04th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Gudoomiyaha Jahliyada Somaliland Ee Dalka Netherlands.Mahmoud Abdalla Digaale Si Adag Uga Jawaabay Warar Been Abuura Oo Laga Faafiyey Jahliyada Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalkasi

0
Saturday July 25, 2020 - 16:20:51 in Wararka by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 599
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Jahliyada Somaliland Ee Dalka Netherlands.Mahmoud Abdalla Digaale Si Adag Uga Jawaabay Warar Been Abuura Oo Laga Faafiyey Jahliyada Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalkasi

    Gudoomiye Jahliyada Somaliland Ee Dalka Netherlands.Mahmoud Abdalla Digaale Si Adag Uga Jawaabay Warar Been Abuura Oo Laga Faafiyey Jahliyada Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalkasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Jahliyada Somaliland Ee Dalka Netherlands.Mahmoud Abdalla Digaale Si Adag Uga Jawaabay Warar Been Abuura Oo Laga Faafiyey Jahliyada Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalkasi
Gudoomiye jaaliyada somaliland ee wadanka Netherlands.ayaa Beeniyey Islamrka Si Adag Uga Hadlay Warar Been Abuura Oo Lagu Faafhiyey Qaar Ka Mida Warbaahinta Somalilnad Waxaana uu sheegay Gudoomiye Mahmoud Abdalla Digaale in aaanay wararkaasi ahyn kuwo aan sal iyo raadtoona lahayn waxaana uu yidhi
"magacaygu Waa Mahmoud Abdalla Digaale
Gudoomiye jaaliyada somaliland ee wadanka Netherlands.
"Waxaan qaar ka mida warbaahinta somaliland ku arkay warar xaaqiiqda ka fog oo lagu canbaraynyo waxaan jirin oo aah inaan cunay lacag aanan Arag
waxaana bulshada somaliland uu cadaynaya in anay jirin wax lacaga oo aan qaatay ama aan cunay "
shakhsiyaadka iga been abuuray ee ku ciray magacayga ka jahliyada iyo karaamadii umada reer somalilnad ku lahayd dalkasi Netherlands
waxaan uu arka mid aan waxba yeelayn dadkasi reer somaliland ee ku nool Netherlands Iyo anigaba"
"warbaahinta somaliland waxaan uga digaya in ay baahiyaan wararka been abuurka ee aan uu dhawayn xaqiiqada iyo runta in ay ka feejignada islamrkana ay la soo xidhiidhan xafiiska jahliyada reer "
Gudoomiye Mahmoud Abdalla Digaale


Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
WAREYSIYO