Tuesday August 04th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

OGEYSIIS OGEYSIIS DHUL BADAN OO IIB IYO QIIMO AAD UU JABAN MAGAAALADA BURCO KA GAADH.....

0
Sunday July 26, 2020 - 15:40:59 in Wararka by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 1500
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 3 0
  • Share via Social Media

    OGEYSIIS OGEYSIIS DHUL BADAN OO IIB IYO QIIMO AAD UU JABAN MAGAAALADA BURCO KA GAADH.....

    MUDANE & MARWO • Waxaanu iibinaynaa dhul jaban oo baloodha waxaa ku yaala xaafada hodan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MUDANE & MARWO • Waxaanu iibinaynaa dhul jaban oo baloodha waxaa ku yaala xaafada hodan

MUDANE & MARWO
• Waxaanu iibinaynaa dhul jaban oo baloodha waxaa ku yaala xaafada hodan gaar ahaan area geedka faras ka bood waxaa uu ka so keeya 3.800KM xafada kur libaax la yidhaahdo ama fadhfadhiisadka hadba sidaad u taqaan ee xabalaha hodan ka shishaysa waa dhul mudamin ah oo damanadiisu sugan tahay qiima ahaan marka la eego waa mid ku jaban odhan karno waa ku xaraash marka loo eego qiimaha la siiyo dhulka ku yaala xafadaas kurlibaax ama 18 may ama fadhfadhiisadka la yidhaahdo oo dhulkan aanu iibinayno ka shisheeya dhanka howd 3.800KM dhulkaas la siiyo 200$ ilaa 400$ baloodhkii sida uu kala sokeeyo waana taas ta tilmaamaysa fursada faa,iido ee uu leyahay dhulka aanu iibinayno haatan.


Tilmaanta dhulka 
• Waxaa uu 600miter u jiraa geedkii faras ka bood la odhan jiray ka xigaa dhanka howdka koonaha xafada hodan ama daaraha dhisan waxaa uu jiraa 1.700KM oo dhanka howdka uu ka xigaa. Sidoo kale waxaa uu dhanka magalada ka soo xigaa ama ka soo sokeeya xafada kurlibaax ama fadhfadhiisayga 3.800KM 

Qiimaha dhulka
• Qiimo ahaan baloodhkii waxaanu siinaynaa 300$ waxaa la qiima yahay dhulka xafada kurlibaax ku yaala oo naga shisheeya 3.800KM waxaanu iibinaynaa 400 baloodh aanu u kala iibinayno 2 two phases 1 aad 300$ siinaynaa phase 2 aad qiimo kaa ka sareeya inshallah marka cid kasta oo doonaysa ama danaynysa waanu ka iibinaynaa qalbi furana wanu ku soo dhawaynaynaa waxanan u balan qadaynaa in iibsaduhu cida uu soo wakiisho inay dhulkaas u soo aragto ama ka soo eegto in ay ku soo arki doonan VALUES dhulkaasi leeyahay qiima ahaan, dhul ahaan, abalin ahaanba,
Iibsadaha waxa helayo & waxa loga bahan yahay
IIbasaduhu waxaa uu helayaa damanad qaad buuxa uu u helo dhulkaas uu uu iibsaday sidoo kalana waxaa looga bahan yahay iibsadaha in uu muddo 7 cisho gudahood ah ka bilabmaysa mailinta iibku dhaco in uu ku .KABADAYSTO. magaciisana ama cida u wakiilka ah ku qorto anaguna aanu u balan qaadi doono in aanu u ilaalino ilaa inta uu wax ka qabsanayo.

(RABI TANKAGU WAA NOO MUHIIM)
Waxad nagala soo xidhiidhi kartaa numberada hoos ku qoran



[ ] UK 
Cabdillahi mohamed haji ahmed 
Tell.+447308522393
Whatsapp.+447308522393
[ ] Swedan
Yussuf Mohamud Mahamed
Tell. +46707244189
Whatsapp +46707244189

[ ] USA
Ali Mohamed Ahmed 
Tell. +17732551537
Whatsapp +17732551537

[ ] U.A.E & Somaliland
Jeylano Mohamed Haji Ahmed
Tell. +252634276666
Whatsapp +971556120945
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
WAREYSIYO