Tuesday August 04th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Mundane Madaxwayne Xilka ka qaad Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyada Iyo Agaasimaha waaxda cashuuraha bariga

0
Monday July 27, 2020 - 10:56:30 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 240
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mundane Madaxwayne Xilka ka qaad Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyada Iyo Agaasimaha waaxda cashuuraha bariga

    Mundane Madaxwayne Xilka ka qaad Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyada Iyo Agaasimaha waaxda cashuuraha bariga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mundane Madaxwayne Xilka ka qaad Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyada Iyo Agaasimaha waaxda cashuuraha bariga
Dhambaal Fariin Ah Oo ku Socota Madaxwaynaha Qarankan JSL Mudane Muse Biixi Cabdi .

Wasaaradda Horumarinta Maaliyada Waa Wasaaradda Dalka ugu wayn Kana Masuul Dakhliga Jaangoysana Miisaaniyada Dalka.

mudane Madaxwayne Mudadii Ay Xilka Hayeen Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyada maxamed Cabdi Gurxan Iyo Agaasimaha waaxda cashuuraha bariga Abdisalan Busy Waxaa Wasaaradda ka dhacay Musuq maasuq baahsan Oo xadhkaha Gooyaya Baahiya Wasaaradda Horumarinta Maaliyada Iyadoon Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyada Aanu Arinka ka warhayn Oo Haba yaraate Waxba lagala Socodsiin


Mudane Madaxwayne Wasaaraddii Horumarinta Maaliyadu waxay noqotay meel ay utaliyaan koox dano gaar ah leh Oo Uu ugu horeeyo Agaasimaha Guud Iyo Agaasimaha Waaxda cashuuraha bariga

Mudane Madaxwayne Kasoo gaadh labadaas masuul ee naafeeyay Dhaq dhaqaaqiii Wasaaradda Horumarinta Maaliyada

intii ay Joogan Labadaas masuul Wasaaradda waxaa ka dhacay musuq maasuq baahsan Oo Xidida Goostay

Mudane Madaxwayne Si dag dag ah labadan masuul uga qaad xilalkooda waxay isku baahaysteen oo xalaashadeen inay boob an xoolaha umada iyo cashuurta masaakiinta laga soo ururiyo iyaga Oo dhacay hanti badan
waxaanan Rajaynayaa inaad Mudane Madaxwayne Dhambaalka Waxtarka ah Tixgalin doonto

allaa mahadleh Abdulcasis Ali jama
hargeisa Somaliland
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
WAREYSIYO