Tuesday August 04th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

xoghaye Khadar Iyo Dagaalka Xarunta Waddani Qore Mukhtar Cilmi

0
Tuesday July 28, 2020 - 17:22:46 in Maqaallo by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 372
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    xoghaye Khadar Iyo Dagaalka Xarunta Waddani Qore Mukhtar Cilmi

    xoghaye Khadar Iyo Dagaalka Xarunta Waddani Qore Mukhtar Cilmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

xoghaye Khadar Iyo Dagaalka Xarunta Waddani Qore Mukhtar Cilmi

Caawa waxaan raba in aan iftiimiyo dhowr arimood haysata xisbiga waddani iyo xaruntiisii guud..!! Waxa ka jira xisbigii gudahiisa dagaal balaadhan iyo awood sheegasho oo u kow ka yahay xoghayaha ku meel gaadhka khadar xuseen cabdi..Kale qaybsanaan uu ka abuuray xarunta xisbiga, iyo awoodii maamule ee agaasimaha Xarunta dhexe ee xisbiga jamaal aadan diiriyr oo shaqadiisiigacan maroojiyey. Waa ku ceeb xisbiga in u xighaye sida khadar dhukur oo u ahaado xoghaye!..

Waa ta keentay in jamaal suuqyada iska joogoXog-hayaha ku meel gaadhkan khadar dhukur na maroorsado xilkaas..! Ma saas ba ugu danbeysay waddani in u maamulkiisi halkaasgaadho.ceebbay ku tahay hogaanka sare in u waxba ila haatan talaabo ka qaban xoghayaha ku meel gaadhka ah ee aafada ku noqday waddani.

Kaaga daran wuxu baryahan ka dhex waddani xarunta shirar kooxisnimo iyo abuuris khilaafad xisbiga gudahiisa..Kooxdan uu hoggaaminayo Xoghayaha ku meel gaadhka WADDANI waxay ku hawlan yihiin shirqoolo lagu mijo xaabinayo xisbiga WADDANI,kuwaas oo inta badan ka shaqeeya hagardaamada iyo hantaaqada Xisbiga ayaa waxa kamida afhayeen Barkhad Jaamac (batoon) iyo Xoghayaha gaarka ee Gudoomiye cirro cabdiqaadir saalax iidle (kuus) iyo kooxo kale oo suuqa jooga!!..xisbigii waddani wuxu ku jira marxalad aad u xun xaga waliba maamulka iyo is xagxagashada dhexdooda, waxaana fitnadaas ka masuul ah xoghayaha xisbiga khadar...

Arinta kale ee kur u kicisay khadar dhukur qado sharafeedkii u cirro ku casoomay saxibkiisi maxamed cabdilaahi uurcade oo ahaan jiray xoghaye hore xisbiga..waana asaasiyaashi waddani waxaan la hadal haya in u dib ugu soo laabto xisbiga igo waliba booskii xoghayaha guud,arintans dib ayay dib u noolinaysa maamulka xisbiga ee haatan liita..waddani waa in u khadar dhukur xilka kaga xayoobiyo oo ay si degdeg ah shaciga la mariyo.

By mukhtar cilmi

 
 
 
 
 
Attachments area

 
 
 
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
WAREYSIYO