Tuesday August 04th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Doorashadda 2022 Iyo Talooyiin Qore Mukhtar Cilmi

0
Wednesday July 29, 2020 - 08:40:53 in Maqaallo by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 186
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorashadda 2022 Iyo Talooyiin Qore Mukhtar Cilmi

    Doorashadda 2022 Iyo Talooyiin Qore Mukhtar Cilmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Doorashadda 2022 Iyo Talooyiin Qore Mukhtar Cilmi

Ayaamahan waxa ka socda gobolada somaliland kacdoon diidma ah kuna saabsan qabashada doorashooyinka iyo saamigii lagu gali lahaa, arinta kow waxa ka seecday ninka heshiiskaas ku jira ee cabdiraxmaan cirro marku ahaa gudoomiyaha baarlamaanka 12 kii sanadood. Xisbiyadii waxay dadka ku maawelinayaan heshiis in doorashadda 2020 la qabanayo, horta caqligii mee iyo sharcigii heshiiskan lagu gaadhay?...

Maanta awdal iyo sanaag iyo sool way diidanyihiin waxaana ka iman karta mudaharadyo iyo colaad dhimasho keeni karta, somalilandna gobol kursi uma tanaazuliyo gobolkale.waxaanaku haboon madaxweyne muuse biixi in u heshiiskan ka baxo oo tira koob dalkan galo bilawga 2021 si gobol walba saamigiisu halkaas uga soo baxo...kadibna sida u xeerarku dhigayaan ururo la furo si tartanka doorashooyinka loo galo 2022 wadadaas aya sharciga waafaqsan..

Heshiiskan waxa ku baryootay faysal iyo cirro si ay wajigooda iyo mawqifkuda u badbaadiyo muuse!. Lkn heshiskan waxa ka hor yimi diidmada golayaasha barlamaanka iyo gudoomiyaha gurtida saleebaan oo aan marnaba ansixin doonin heshiiskan ,dhowr xildhibaana afkooda ka sheegay marka la weediyey..

imika waxay rabaan labadaas xisbi in ay ka shubtaan musharaxiinta lacagtii musharax nimadoodi 20 kun dollar cala musharax! ,waxaana u soo jeedinaya musharaxiinta suga wakhtiga dhabta ah 2022 ee ururada la furayo yaa laydinka cunin waxaad u soo tacabtayn !!!!...

Wakhti badan waayno haysana talaabooyinka loo baahan yahay in lagu dhawaaqo :

1- tiro koob iyo diwaangalinta muwaadiniinta december 2020 ila june 2021.

2- furashada ururada xisbiyada iyo tartankood july 2021 ila december 2021.

3- qabashada doorashooyinka golayaasha degaanka iyo baarlmaanka april 2022.....

Waxanaa ku boorinaya xukuumadda in golayaasha deegaanka yarayso ka dhigto:

Caasimada Hargeysa 17 kursi

Magaalooyinka A. 13 kusi

Magaalooyinka B. 9 kursi

Magaalooyinka C. 6 kursi

QoreMukhtar cilmi


Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
WAREYSIYO