Tuesday August 04th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Nigeria Oo Tusaale La Yaab Leh U Soo Qaatay Soomaaliya

0
Saturday August 01, 2020 - 10:55:04 in Wararka by
  • Visits: 721
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Nigeria Oo Tusaale La Yaab Leh U Soo Qaatay Soomaaliya

    Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Nigeria Oo Tusaale La Yaab Leh U Soo Qaatay Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Nigeria Oo Tusaale La Yaab Leh U Soo Qaatay Soomaaliya

Mid ka mid ah golaha wasiirada xukuumadda dalka Nigeria ayaa tusaale la yaab-leh u soo qaatay dalkeena Soomaaliya, isagoo ka hadlayey xaaladda amni ee dalkaasi oo weeraro iyo qaraxyo ay ka geysato kooxda Boko Haram.

Wasiirka oo lagu George Akume, islamarkaana ah wasiirka howlaha gaarka ah ee dalka Nigeria ayaa sheegay in xukuumaddu ay ka digeyso in Nigeria ay noqoto sida Soomaaliya oo kale meel ay ku ciyaarto carruurta, sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray haddii aan waxba laga qaban amni darrada dalka Nageria uu la mid noqon doono Soomaaliya oo ay ka jiraan dhibaatooyin kala duwan.

"Waxa aan ka digayaa in sida Soomaaliya oo kale Meel carruurta ku ciyaarto noqoto Nigeria, haddii aan la sameyn qorshe mideysan oo wax looga qabanayo ammaan darrada, wadankaan dhaca bariga Afrika Soomaaliya waxa uu soo maray dhibaatooyin kala duwan, xaalad colaad iyo dagaal sokeeye.” ayuu yiri George Akume.

 

Waxa kale oo uu intaasi ku daray in dowladda Madaxweyne Buhari ay mas’uuliyad ka saaran tahay sugida amniga iyo sidii looga tagi lahaa weerarada ay fuliso oko Haram.

Nigeria ayaa ka mid ah dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya, kuwaas oo ka mid ah Booliska AMISOM ee la shaqeeya Booliska Soomaaliya.

Si kastaba ha’ahaatee wadanka Nigeria oo kaliya ma’ahin waxaha tusaalaha aan wanaagsaneyn u soo qaatay Soomaaliya ee waxaa jira wadamo badan oo horey tusaale xun uga bixiyey dalkeena Soomaaliya, sida Algeria, Uganda, Mareykanka iyo kuwa kale.


Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
WAREYSIYO