Tuesday August 04th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Safiyo Xasan Sheekh Cali Oo Xil-ka Qaadis Lagu Sameeyey Iyo Sababta Ka Dambeysa (Aqri)

0
Saturday August 01, 2020 - 12:21:03 in Wararka by Burco Office 2
  • Visits: 1040
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiyo Xasan Sheekh Cali Oo Xil-ka Qaadis Lagu Sameeyey Iyo Sababta Ka Dambeysa (Aqri)

    Safiyo Xasan Sheekh Cali Oo Xil-ka Qaadis Lagu Sameeyey Iyo Sababta Ka Dambeysa (Aqri)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiyo Xasan Sheekh Cali Oo Xil-ka Qaadis Lagu Sameeyey Iyo Sababta Ka Dambeysa (Aqri)
 

Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka arrimaha gudaha maamulka HirShabelle, Maxamed Cali Caadle ayaa waxaa xil-kii looga qaaday duqa magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraa, Safiyo Xasan Sheekh Cali.

Sababta xil-ka looga qaaday Safiyo ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay baahi loo qabo dardar-gelinta howlaha magaalada Beledweyne.

Sidoo kale isla wareegtadan ayaa waxaa xil-kaasi loogu magacaabay, Nadar Tabaax Maalin oo la amray inay si deg-deg ah xil-ka ula wareegto.

Waxaa sidoo kale la faray dhammaan hay’adaha amniga iyo shacanka inay la shaqeeyaan Nadar, si u gudato waajibaadka shaqo ee loo igmaday.

 

Safiyo Macalin Xasan oo xafiiska joogtay muddo sanad iyo bilooyin ah ayaa noqotay haweeneydii ugu horreysay ee noqota Duqa degmada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Halkan hoose ka aqriso:

 


Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
WAREYSIYO