Thursday September 24th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Ka Teggida Salaaddu Waxay keentaa Ballan Eebe iyo Mid Rasuul Oo laga Baxo,

0
Thursday September 03, 2020 - 18:58:42 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 207
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ka Teggida Salaaddu Waxay keentaa Ballan Eebe iyo Mid Rasuul Oo laga Baxo,

    Ka Teggida Salaaddu Waxay keentaa Ballan Eebe iyo Mid Rasuul Oo laga Baxo,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ka Teggida Salaaddu Waxay keentaa Ballan Eebe iyo Mid Rasuul Oo laga Baxo, Salaadu Waa Waxa ugu Horreeya Ee Laga Xisaabiyo Adoonka Maalinta Dambe Ee Qiyaame, Ma Bad-Baado Qofku illaa uu iyada Ooggo, Acmaasha Kale Xisaabteedu Waxay Ku Xidhabtahay Waa Salaadda:

Eebe Weyne, Rabbigii Sharafta lahaa Wuxu sheegay Oo cadeeyey Muhiimada Ballankii Uu la galay Nebbi ibraahiim iyo Ismaaciil Eebe Raali haka ahaadee:
وعهدنا الي ابراهيم واسمعيل ان طهرا بيتي للطاءفين والعاكفين والركع السجود)

Siddaas ayaa Eebe kula Ballamay inay U Diyaariyaan Guriga Ilaahay, Iyagoo u Adeegaya Dadka Wareegaya, Dadka ku ictikaafaya, Kuwa Sukuudaya iyo Kuwa Rukuucaya Ee Salaad Sallaad ku sugaya.


Siddaa Awgeed Ayaa Eebe Ku yidhi Rasuulkiisa Naxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa ha Ahaatee: ( Ammar Ehelkaaga Salaada oo ku Samir, Kuma Weydiin doono Irsiq, Annaga ayaa ku Irsaaqi doonna, Cidhibta Wanaagsan Waxa iska Leh Cidii Eebe ka Cabsoota).
وامر اهلك بالصلاه واصطبر عليها لا نسلك رزقا نحن نرزقك والعاقبه للتقوي)

Mar kale ayaa Eebe Weyne ummadiisa u Sheegayaa Tabihii ay ku badbaadi lahaayeen kaas oo ay Sallaadu ugu Horeyso wuxu yidhi:
ياءيها الدين اءمنوا اركعو واسجدو واعبدو ربكم وافعلو الخير لعلكم تفلحون .

Markale Ayaa Eebe Weyne inagu booriyey Muhiimada ay leedahay Ilaalinta salaadu
حفطو على الصلوات والصلاه الوسطي وقومو لله قنتين


Markale ayaa illaahay u goodiyey Kuwa Gudashada Salaada ka dib-dhaca, Waxaanu Korkooda Saaray Goodi daran oo ah inay Geli doonaan Waaddi Naarta Jahano ku yaala Oo qayi la yidhaahdo Waxaanu yidhi:

فخلف من بعدهم خلف اضاعوالصلاه واتبعو الشهوات فسوف يلقون غيا

Siddaa ayaa Illaahay Ballan uga Qaaday Dadka Ballankaas Oo ah Salaada, Ballankii Ilaahayna Waa ka baxay qofkii Salaada Dayacay.


Waxaan Kasoo Tarjumay Kitaabka الدين هوالصلاه
W/Q: Cabdirisaaq Darwiish
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO