Thursday September 24th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Waxaan qabaa anigu "in aanu KULMIYE Maxamuud Xaashi La'aantii sii jiri karin.

0
Sunday September 06, 2020 - 18:11:40 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 1799
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaan qabaa anigu "in aanu KULMIYE Maxamuud Xaashi La'aantii sii jiri karin.

    Waxaan qabaa anigu "in aanu KULMIYE Maxamuud Xaashi La'aantii sii jiri karin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan qabaa anigu "in aanu KULMIYE Maxamuud Xaashi La'aantii sii jiri karin. Haddii aan inna wax waayo'aragnimo ah u leeyahay waxna ka aqaano Siyaasadda guur guurta ee Somaliland oo aan ka waramayay tan iyo 2011-kii, Xisbiga KULMIYE la yidhaahdo oo Siilaanyo ka fadhiistay sidoo kale Ardaygii ugu wanaagsanaa ee Madaxweynihii horena wax ka bartay Siyaasadda Somaliland-na saamayn weyn ku leh Maxamuud Xaashi isna uu ka maqanyahay ma sii socon karo taas bedelkeeda waa burburayaa.

Sida muuqata Maxamuud Xaashi wuxuu u arkaa shirka KULMIYE "Aroos uu Madaxweyne Muuse dhiganayo", Maxamuudna ma aha Siyaasi nin kale ka daba Mushxaradi kara sidoo kale ma noqon karo nin Sacabka u tumaya Madaxweyne Muuse Biixi sida ragga kale ee shirka ka qayb galaya nin wax loo yeedhin karona ma aha sidaa darteed

Xaalku waa Jin ninkii keena baa Saara waxaan qabaa codkii muuse ku soo baxay 60% in Maxamuud Xaashi keenay waayo weriyeyaashii KULMIYE la soconjiray safarada baan ka mid ahaa, iminka 60-kii iyo 30% oo kale,
cadhooyin kala duwan ka qaaday Hogaaminta Madaxweynaha ayaa banaanka ku sugaysa Siyaasi Maxamuud.
Kulmiye Siyaasaddii uu kaga adkaaday Waddani iyo Ucid tii Maxamuud Xaashi bay ahayd ee ku bilaabantay ka reebistii Muuse uu ka reebay Jamaal Cali Xuseen iyo siyaasaddii Maxamuud Xaashi codkii deegaankiisa isugu aruuriyay kulmiyena ku hubsaday.

Ilaahay baa ina dilayee ma Axmed Cabdi dheere, Maxamed Kaahin, Xildhibaan wadka ayaa cod u keeni kara Muuse mise Cabdilaahi Abokor, Maxamed Cali Bille iyo Xasan Gaadhi ayaa umadd hor istaagi kara, taasi waxay cadaynaysaa in xisbigu sii socdo.

Sida aan anigu qabo amaba hadii aan wax ka aqaano ina xaashi Siyaasadda Maxamuud ma noqonayso Kulmiye ka bax oo xisbiyada Mucaaradka ah tag sida siyaasiyiinta looga bartay lkn waa mid xikmad ku fadhiyi doonta wax weyn dalka ka bedeli doonta, Aarsigiisuna ma noqon doono Waxbaan waayay balse waxay salka ku hayn doontaa "Anaa ku saaray kursiga isla anigaa kaa dejiyay"

Wax weyn ma aha Hadii Madaxweyne Muuse awooddiisa mar kale isku cimaamado lkn waxaa wax weyn ah is cimaamadaye Doorasho kale ma guulaysan doontaa.

Maalmaha soo socda ayaa la filayaa in uu warbaahinta la hadlo


TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO