Thursday September 24th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Abuukar Cawaale (QAAD-DIID) Somalida Australia ayaa gurmad ka rabta.

0
Tuesday September 15, 2020 - 00:58:57 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 283
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Abuukar Cawaale (QAAD-DIID) Somalida Australia ayaa gurmad ka rabta.

    Abuukar Cawaale (QAAD-DIID) Somalida Australia ayaa gurmad ka rabta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abuukar Cawaale (QAAD-DIID) Somalida Australia ayaa gurmad ka rabta.
Waxaa aad looga wada dheregsanyahay guushii uu ka gaadhey Abuukar Cawaale oo loo yaqaan QAAD-DIID halgankii uu u galey inuu waddanka ingiriiska ka joojiyo
qaadka isagoo olole uu muddo wadey ilaahay ku guuleeyey in ummaddaha Somalida, Afrikada kale iyo dadyowga kale ee qaadka ku cuni jirey UK maanta ku naalloonayaan farxad iyo caafimaad iyo dhaqaale kororba.
Haddaba dhibaatadii qaadku waxay ka jirtaa waddamo kale oo Soomaalidu joogto taasoo la odhan karo waa markii uu Abuukar cawaale u gurman lahaa.
Tusaale ahaan waddanka Australia dhib weyn ayuu ku hayaa qaadku dadka soomaaliyeed kaasoo ay ka mid tahay Family violence ( Dhibaatooyin qoyseed) sida i
furriinkii oo batey, dhaqaalihii qoysaska la siinayey oo uu dhib weyn ku hayo iyo dhibtii uu soomaalida waddankii joogta ku hayey mid la mid ah oo halkaas ka jirta. Sidaas darteed Somalida ku dhaqan Australia waxay u baaqaeysaa oo gurmad
ka dooneysaa inuu halgamahaa soomaaliyeed usoo gurmado. Haddii ingiriiska ay muddo ku qaadatey in la joojiyo halkan Already sharciga
Australia wuu diiddanyahay 80% sidaas darted halgame Abuukar Cawaale Qaad-diid muddo kooban ayay insha-allaah ku qaadaneysaa inuu guul taariikhi ah ka gaaro.


Xasan Ahmed H.Adam
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO