Thursday September 24th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Beelaha Darafyadda Allaah(Swt) Mooyaanee Uma Baahna Beelaha Isaaqa !!!. ---------------------------- Saxafi Madax Banaan Qoraa Ahna Murashaxa Mustaqbalka Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Insha Allaah. Mudane Axmed-Sakatuuri Aadam Cadhood Hargaysa Somaliland.

0
Tuesday September 15, 2020 - 01:02:53 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beelaha Darafyadda Allaah(Swt) Mooyaanee Uma Baahna Beelaha Isaaqa !!!. ---------------------------- Saxafi Madax Banaan Qoraa Ahna Murashaxa Mustaqbalka Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Insha Allaah. Mudane Axmed-Sakatuuri Aadam Cadhood Hargaysa Somaliland.

    Beelaha Darafyadda Allaah(Swt) Mooyaanee Uma Baahna Beelaha Isaaqa !!!. ---------------------------- Saxafi Madax Banaan Qoraa Ahna Murashaxa Mustaqbalka Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Insha Allaah. Mudane Axmed-Sakatuuri Aadam Cadhood

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Beelaha Darafyadda Allaah(Swt) Mooyaanee Uma Baahna Beelaha Isaaqa !!!. ---------------------------- Saxafi Madax Banaan Qoraa Ahna Murashaxa Mustaqbalka Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Insha Allaah. Mudane Axmed-Sakatuuri Aadam Cadhood Hargaysa Somaliland.
Beelaha Darafyadda Ee Kala Ah Ciise, Samaroon, Gabooye, Habar Gidir, Dhulbahante , Warsangeli , Gahayle, Jibraahiil, Iyo Beelo Yar Yar Oo Badan Habba Ugu Badnaadaan Beelaha Ciise, Samaroon, Gabooye, Dhulbahante Iyo Warsangeli Oo Ah Aqlabiyadda Ama Awooda Koowaad Ee Ku Soo Xigta Beelaha Isaaqa.

Waxaa Ayaan Daro Aad U Wayn, Liidnimo Iyo Doqonimo Ah Beelaha Darafyadda Oo Degan Dhul Iyo Xeeb Aad U Mihiim Ah Oo Xuduud La Leh Wadamadda Jabuuti, Itoobiya , Yemen Iyo Soomaaliya In Xuquuqdooda Sharciga U Leeyihiin La Dudsiiyo Oo Laga Dhigo Dad Aan Loo Baahnayn Haddii Ay Noqoto Xilalka Ugu Mihiimsan Xukuumadda , Golaha Barlamaanka, Golaha Garsoorka, Taliyayaasha Ciidamadda Sida Taliyaha Milateriga, Hogaanada Ciidamadda, Saraakiisha, Deeqaha Waxbarasho Ee Dibadda Ciidamadda, Ardayda Dugsiyadda Sare Ka Baxda, Deegaamadooda Oo Laga Qabto Asaaska Bulshadda Sida Biyaha, Caafimaadka, Waxbarashadda, Xoolo Dhaqatada, Beeraha, Kaluumaysiga, Wadooyinka.


Beelaha Darafyadda Xakhooda Markay Dhacsanayaan Ha Noqoto Saami Qabsiga Xildhibaanadda Wakiiladda, Dawladaha Hoose Waa Inaanay Beelaha Isaaqa Kuwooda Wax Magartada Ah Ama Fudaydku Ku Jiro Aanay Ka Daba Badhaacin Beelaha Xakhooda Ka Dhacsanaya Xukuumadda Madaxwayne Muuse Biixi Oo Aanay Ku Badhaacin Beelaha Darafyaddu Somaliland Ayay Ka Soo Horjeedaan, Ama Aqoonsiga Somaliland Ayay Diidan Yihiin Ama Waxay Doonayaan Inaanay Doorasho Dhicin Oo Golayaasha Iska Fadhiyaan .

Caqliga Caafimaadka Qabaa Marka Beel, Ama Beelo, Ama Shaqsi Ama Koox, Cadaalad Daro Ka Dirsanayaan Xukuumadooda Ama Xisbigooda, Ama Golaha Barlamaanka, Ama Taliye Ciidam, Ama Wasiir, Waa Inaanay Dadka Caqligoodu Ku Filnayn Markiiba Loo Adeegsan Tv-yadda Si Ay Ugu Jawaabaan Beelaha Ehlu Karamka Ah Ee Inaga Mudan Sharaf, Ixtiraam, Qadarin, Xushmad, Oo Aynu Nahay Dad Walaalo Ah Oo Aabe Iyo Hooyo Wada Dhaleen, Oo Isku Diin Ah, Oo Wadaaga Dhiig, Dhalasho, Deegaan Iyo Wadan.

Xukuumadda Madaxwayne Muuse Biixi Waxaan Kula Talinayaa Inaaanay Fudaydsanin Beelaha Darafyadda Oo Tabashadooda Sida Ugu Dhaqsaha Badan Loo Dhameeyo
Insha Allaah.
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO