Thursday September 24th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Dhexdhexaadin Laga Dhex Waday Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Iyo Wasiirka Ganacsiga Oo Natiijo La'aan Ku Dhamaatay

0
Wednesday September 16, 2020 - 07:33:37 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhexdhexaadin Laga Dhex Waday Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Iyo Wasiirka Ganacsiga Oo Natiijo La'aan Ku Dhamaatay

    Dhexdhexaadin Laga Dhex Waday Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Iyo Wasiirka Ganacsiga Oo Natiijo La'aan Ku Dhamaatay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhexdhexaadin Laga Dhex Waday Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Iyo Wasiirka Ganacsiga Oo Natiijo La'aan Ku Dhamaatay
Maalmihii u dambeeyay waxa dhexdhexaadin laga dhex waday Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Wasiirka Ganacsiga Maxamed Xasan Sacad (Saajin) oo doonaya inuu u tartamo Kursiga Guddoomiye ku-xigeenka 4-aad ee Xisbiga Kulmiye oo uu hadda ku fadhiyo Mudane Saylici.

Madaxweyne Biixi ayaa la sheegay inuu isku dayey inuu labada Masuul ku qanciyo inay is faham soo gaadhaan, laakiin laguma guulaysan arrinkaasi.

Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Waxgarad is-xilqaamay ayaa la sheegay inay Waan-waan ka dhex bilaabeen Masuuliyiinta kala ah Saylici iyo Saajin oo isku Gobol ka soo jeeda, waxayna Odayaashu doonayeen in inta aan la gaadhin Shirweynaha Xisbiga KULMIYE ee ku muddaysan horraanta bisha Dambe ay gaadhaan heshiis, kaasi oo noqon kara in midkood tanaasulo.

Laakiin, Wararkii u dambeeyay eeWargeyska Geeska Afrikaka helo dhexdhexaadinta laga dhex waday labadaa Masuul ayaa sheegaya inaan wax natiijo ah laga gaadhin, ka dib markii Madaxweyne ku-xigeenka iyo Wasiirka Ganacsiga uu mid walba ku adkaystay go’aankiisa.

Madaxweyne ku-xigeenka ayaa ku doodaya inaan kursigiisa lagula tartami karin, maaddaama oo aanu jirin kursi kale oo ka mid ah hoggaanka oo lagu tartamayo xilliga, halka Wasir Saajina uu ku doodayo inuu xaq u leeyahay in la doorto, waxna doorto.

 


TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO