Thursday September 24th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Xildhibaan Sheegay In Dano Siyaasadeed Laga Leeyahay Kufsiga Iyo Dilalka Soomalia

0
Wednesday September 16, 2020 - 08:50:36 in Wararka by Burco Office 2
  • Visits: 204
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Sheegay In Dano Siyaasadeed Laga Leeyahay Kufsiga Iyo Dilalka Soomalia

    Xildhibaan Sheegay In Dano Siyaasadeed Laga Leeyahay Kufsiga Iyo Dilalka Soomalia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Sheegay In Dano Siyaasadeed Laga Leeyahay Kufsiga Iyo Dilalka Soomalia

Xildhibaan Nuur Siidow Baaba, oo ka tirsan Golaha Shacabka ee baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in kooxo abaabulan oo leh dano siyaasadeed ay ka dambeeyaan kufsiga iyo dilalka ka dhaco dalka.

Xildhibaanka ayaa sheegay inuu xariir wanaagsan ka dhaxeeyo dadka u doodayo in la meel mariyo sharciga Jinsiga oo ka hor imaanayo diinta iyo dastuurka dalka iyo kufsiga Soomaaliya ka dhaca, sida uu hadalka u dhigay.

"Waa la abaabulaa kufsiga waxaa lagu bixiyaa lacag, xataa dadka dambiyada gala in aan la xukumin darteed lacag ayaa lagu bixiyaa waana in lala xisaabtamaa dadka ka dambeeyo,” ayuu yiri Xildhibaan Nuur Siidow oo la hadlay warbaahinta gudaha dalka.

"Markii uu qof kufsi gaysto waxaa daba joogo kooxo aan la aqoonin oo lacag haysto kuna dadaalaya in aan la xukumin soo kuu cadeen meyso in lacag lagu bixiyo” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Xildhibaan Baaba.

 

Xildhibaanka ayaa sidoo kale qaba in lacag ay hay’ado shisheeye ku bixiyaan kufsiga si loo meel mariyo Sharciga Jinsiga oo si weyn uga hor imaanayo kaas oo ay si kulul uga hadleen guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Ma jirto wax caddeyn ah oo taageeraya hadalka xildhibaan Nuur Siidow Baaba oo muujinaya in kufsiga ay ka dambeeyaan kooxo abaabulan.


TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO