Friday September 18th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Israa'iil, Bahrain Iyo Imaaraadka Carabta Oo Heshiis Taariikhi Ah Gaadhay

0
Wednesday September 16, 2020 - 09:04:32 in Wararka by Burco Office 2
  • Visits: 170
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Israa'iil, Bahrain Iyo Imaaraadka Carabta Oo Heshiis Taariikhi Ah Gaadhay

    Israa'iil, Bahrain Iyo Imaaraadka Carabta Oo Heshiis Taariikhi Ah Gaadhay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Israa'iil, Bahrain Iyo Imaaraadka Carabta Oo Heshiis Taariikhi Ah Gaadhay

Dawladda Israa’iil ayaa heshiis taariikhi ah la saxeexatay waddamada Carabta ee kala ah Imaaraadka Carabta iyo Baxrayn.

Heshiiskan ayaa lagu saxeexay Aalka Cad ee looga taliyo Maraykanka. Heshiiskan taariikhiga ah ayaa loogu magacdaray "Arbaham Accord”.

Heshiiskan waxaa dhexdhexaadintiisa lahaa madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo ku dhowaaqay labada heshiis muddo bil ah gudaheed.

Waddamada Imaaraadka iyo Baxrayn ayaa noqonaya labadii waddan ee ugu horreeyey ee heshiis nabadeed la gaadha Israa’iil muddo tobannaan sano ah. Waxaa hore heshiis uu u dhexyaallay waddamada Israa’iil iyo Masar oo heshiis gaadhay sannadkii 1979-kii, halka waddamada Israa’iil iyo Urdun ay iyaguna heshiis gaadheen sannadkii 1994-kii.

Madaxweyne Trump ayaa sheegay in shan ama lix waddan oo kale ay doonayaan inay heshiis nabadeed la gaadhaan Israa’iil.


TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO