Thursday October 29th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Tacsi Tiiraanyo leh: Geerida Prof. Ali Khalif Galaydh By. XildhibaanMaxamed Cali Xirsi (Obama)

0
Friday October 09, 2020 - 09:44:39 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Tiiraanyo leh: Geerida Prof. Ali Khalif Galaydh By. XildhibaanMaxamed Cali Xirsi (Obama)

    Tacsi Tiiraanyo leh: Geerida Prof. Ali Khalif Galaydh By. XildhibaanMaxamed Cali Xirsi (Obama)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tacsi Tiiraanyo leh: Geerida Prof. Ali Khalif Galaydh By. XildhibaanMaxamed Cali Xirsi (Obama)

‎إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ.

Allah Naxariistiisa ha ugu deeqo, qabrigana ha uga dhigo guri janno, Prof. Ali Khalif Galaydh oo Ku geeriyooday Jigjiga DDS.

Ilaahay waxaan uga baryayaa marxuumka inuu janooyinkiisa ta ugu saraysa geeyo.

Waxaan eebe ka baryayaa in Samir iyo bedel khayr qaba siiyo qoyskiisii,qaraabadii iyo umadda ku abtiraata magaca Soomali. Gaar ahaan Shacabka Iyo Dowlada JSL.

Professor Ali waxa uu ahaa shakhsiyad qofka ay aad isu bartaan uu fahmi karaayo wanaagiisa, waxa uu ahaa taariikhyahan aad u xusuus badan Somali meel kastoo ay joogtana kayd u ahaa. Habeeno ka hor intii aanu u dhoofin Jigjiga waxaanu ka wada cashaynay Hudheelka Ambassador annagoo tiro yar oo kooban ah waxuu nagala hadlaayey xoojinta iyo Midaynrata Reer Somliland.

Ali wuu caafimaad qabay Waxaana uu noo sheegay in uu tegi doono JIGJIGA muddo yar oo koban dabadeed uu ku soo noqon doono Somaliland Haddii uu eebe yiraahdo.



EEBE HA U NAXARIISTO PROF ALI KHALIIF GALAYDH.


Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi

Hargeysa Somaliland

TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO