Thursday October 29th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Ex Wasiir Ilhaan Maxamed Jaamaca oo Tacsi uu Dirtay Ehaladi Iyo Qaraabadi uu Ka Baxay Marxuum Khaliif Galaydh

0
Saturday October 10, 2020 - 18:39:21 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ex Wasiir Ilhaan Maxamed Jaamaca oo Tacsi uu Dirtay Ehaladi Iyo Qaraabadi uu Ka Baxay Marxuum Khaliif Galaydh

    Ex wasiir alhaan Maxamed jaamac Oo ku Sugan dalka Canada Gaar ahan magalda toronto ayaa tacsi Udirtay qoyski Qaraabadi iyo dhamaan shacabka Somalilyeed uu ka Baxay Marxuun pro Cali khaliif Galaydh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ex wasiir alhaan Maxamed jaamac Oo ku Sugan dalka Canada Gaar ahan magalda toronto ayaa tacsi Udirtay qoyski Qaraabadi iyo dhamaan shacabka Somalilyeed uu ka Baxay Marxuun pro Cali khaliif Galaydh

Ex wasiir alhaan Maxamed jaamac Oo ku Sugan dalka Canada Gaar ahan magalda toronto ayaa tacsi Udirtay qoyski Qaraabadi iyo dhamaan shacabka Somalilyeed uu ka Baxay Marxuun pro Cali khaliif Galaydh
ilhaan Maxamed jaamac Ayaa marxuunka ku Sifaysay shaqsi rug cadaa wayo Arag ah oo kuxeel Dheer Arimaha siyaasada isla markaana Door weyn Kasoo qaatay Aas Aaskii iyo Dhismihii qaranka somaliland
Wuxuu Taariikh Weyn ku lahaa Sooyaalka Taariikhda U,mada Afka Somaaliga Ku Hadasha
Sido kale Wuxuu Dedaal Dheer U.galay Sidii loo Heli lahaa somaliland Lawada Leeyahay
Ugu Danbayntii Ex Wasiir ilhaan Maxamed jaamac Waxay Marxuunka Alle Uga bariday in Uu Naxariisto Jano ka Waraabiyo Qoyski iyo Qaraabadii iyo Shacabka Somaliland Ee Uu ka baxay Samir iyo imaan saadiqa Ka Siiyo.
ilhaan Mxamaed Jaamac.


TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO