Thursday October 29th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Booka Xaraanta Waddani Qore Khadar Ibrahim

0
Sunday October 11, 2020 - 08:43:11 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 259
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booka Xaraanta Waddani Qore Khadar Ibrahim

    Booka Xaraanta Waddani Qore Khadar Ibrahim

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Booka Xaraanta Waddani Qore Khadar Ibrahim

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato..


 

Xisbiga Waddani In muddo dheer ayu ku jiray gacmo kooxo is urursatay oo ay rabaan in xisbigan la wareegaan ,kula shaqeya xisbiga kolba waji marlxalad walba oo cosob soo waajihda,dad fara badan aya xisbiga ka dareeray kooxahaas awgood oo ay ka dhex sameyeen munaafiqnimo iyo isku dir, kadib kooxda waxa loo baxshay ( boka xaraam)!.



 

Iyaga ahaa kuwa guuldarada ka shaqeyay 2017 oo kolba qas iyo khilaaf xisbiga dhexdiisa ka abuurayay 2dii sanno ee ugu danbeysay, hadaba ilaahay sharkooda hakaa reebo xisbigan ,, xiabigu waa inulaxisaabtamamasuul walba xisbigan hantidiisicunay, nin walboisago caga la’ hanti ka samaystaylacagtii taageerayasha xisbigaas,iyo gawaadhi lagu tamashleeyo ka hantiyay.


Maanta waxaanaragna xoghayehiixisbigakhadar dhukuroo shaqadiisi ku fashilan ,wazaan xasuustamar ayuuburco bandhigyeedkuqabtay oo ubixiyey furaha guusha ayu ku tacadiyay sida lasheegayo hantida xisbiga !!!.. Taasna waxaan u yaqaana munaafiqnimo.

 

!..mar labaad waxaan soo jeedinaya in la nadiifiyo xisbiga oo la xoojiyo maamul shaqeyn kara oo xisbi dhab ah..Intaas aya igu filan caawain aan u sheego saxiibayday reer waddani!!....


 

Qore khadar ibrahim


TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO