Sunday November 01st, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Hanbalyo dhalinyarada kunool casimada gobolka sarar ee caynabo.

0
Tuesday October 13, 2020 - 09:01:25 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 225
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hanbalyo dhalinyarada kunool casimada gobolka sarar ee caynabo.

    Hanbalyo dhalinyarada kunool casimada gobolka sarar ee caynabo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hanbalyo dhalinyarada kunool casimada gobolka sarar ee caynabo.
Asalaama aliukum waramtuAllah dhaman akhriyasha sharafta leh e ku xidhan mareegta burco online. waxad modaa in ay inagu badan yihin dhinaca warxumada iyo dhaliisha iyo warka dhilada waxad moda in dadku badana xisiyan balse manta waxan raba inan u mahad cesho dhalinyaada kunool gobolka sarar o dhan gaar ahaan kuwa kunool magalada caynabo, dhalinyaadu wa jiilka u hadhi dona mustaqbal wadankena waana ubaxi dalka balse manta waxad moda in jilkii ubaxa dhalinyarada somaliland ama somaliyeed ba ay samaysay xanuun kii qabyalada o an aminsahay in aan xanun ka weyni jirinba.
dhalinyarada gobolka waxan ku hanbelyeynaya dedaalka gusha iyo hawl karnimada iyo halaburka ay la yimaden dhalinta gobolka sarar.
waxay ila muqataa inay ka xarobeen qabyaladi qadhmunka ahayd ee mawjadaha iyo maskaxda ka dashatay umada somaliyed o idil.
Dhalinyarada somaliland waxan leyhay haku daydaan dhalinyarada gobolka saraar o haka xaroban qabyalada iyo qobqobka reeraha.
Dhalinyarada reer caynabo waxay hirgeliyen barnaamijka iftimi magalaada, waxay kalo hirgalayen ama tixracen inay ku dhiradaan dhaaam biyood magadalada cayanbo hada ka hirgalay. Waxay kaloo hirgalayen dhir beeris, waxay kaloo iyago isku duuban ay hirgasheen barnaamijka wacyigelin ah o fekerkada xun loga bedelayo qabyalada iyo mukhaadaradka iyagoo meel kale an ka helayn caawimo.
Dhalinyarada reer caynabo waxan leyahy hadaanu nahay qurbajoga gobolka sarar wanu ku dirsanay hawshaa aa wadan, ee gulaystayaoow gediga wada.
Guuul iyo gobanimo somaliland.
fuad Abdullahi.


Sent from my Huawei phone
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO