Thursday October 29th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Beenta Cirro Iyo Beesha Arab Qore Khadar Ibrahim

0
Tuesday October 13, 2020 - 09:05:03 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 361
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beenta Cirro Iyo Beesha Arab Qore Khadar Ibrahim

    Beenta Cirro Iyo Beesha Arab Qore Khadar Ibrahim

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Beenta Cirro Iyo Beesha Arab Qore Khadar Ibrahim

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato..


Maahmaah Soomaaliyeed ayaa tidhaa Beentaada hore Runtaada danbe ayey dishaa, inago oo tixraacaya maahmaahdaasi ayan rabaa in aan iftiimiyo beenta u cabdiraxmaan cirro usheegay beelweynta arab oo ugu wareejinyo xisbiga xil candilqaadir jirde, ceeb weyn aya dhacday marku cirro ka hadlay isago jooga dalka Sweden oo boqosho ku joogo..



 

Waxa cadaatay in balankii siyaasadeed ee xisbiga waddani la galay cabdilqaadir jirde kaga baxay cirro!, arintan waxay qaraxday mar hore waana maalintii u xirsi ku soo biirey xisbiga oo gudoomiye cirro siiyey darajada hogaamiyaha xisbiga, oo taa macnaheedu noqonayso in xirsi ka mudan yahay cabdiqaadir jirde oo isagu ku meel gaadha.


 

Shirkii golaha dhaxe ee xisbiga waddani ee burco ka dhacay 28 sep 2019 cabdiqaadir jirde kama soo qayb galin cudurdaarka uu doona ha u sameeyee, waxbuu saluugsanaa waana arinkan 5 cisho ka hor gudoomiye cirro warbaahinta inoo soo mariyey isagoon gabi ahaanba xusin cabdiqaadir jirde taa badelkeeda xirsi ku faanay.


 

Balantii cirro ee ahayd hawd baanu xisbiga ku wareejineynaa iyo mataanahii adna aadan hospital ku dhashay ka dib doorashada 2017 waxay noqon doonan marka la gaadho shirweynaha xisbiga waddani mid aan gabi ahaanba waxba ka jirin rumayso amba ha rumaysan.


 

Waxaan u raacinaya bulshoweynta baligubadle Cirro ma wareejinyo xisbigan ee diyaarsadda ururkeeni 2021 marka la furo ururada nin xisbigiisu sii dhacayo maxay gudoomiye nimadiisu anfici .!!


Shalay ayay beesha arab musharaxiin kala saartay waxayna isku raacin musharax xisbiga kulmiye uga sharaxaan taasna jawaab bay siisay cirro iyo musharaxinta waddani ka sharaxnaa!...


 

Qore Khadar Ibrahim Cabdi Mataan


 

TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO