Thursday October 29th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Madaxweyne Biixi Wuxuu Reer Awdal Ku Raaligalinayaa In Uu Isku Hambo Raaciyo Gabiley Isagoo Dhul Hore ka jarey Ka Ku Maqana U Xalaaleeyay

0
Tuesday October 13, 2020 - 09:10:06 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 298
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Biixi Wuxuu Reer Awdal Ku Raaligalinayaa In Uu Isku Hambo Raaciyo Gabiley Isagoo Dhul Hore ka jarey Ka Ku Maqana U Xalaaleeyay

    Madaxweyne Biixi Wuxuu Reer Awdal Ku Raaligalinayaa In Uu Isku Hambo Raaciyo Gabiley Isagoo Dhul Hore ka jarey Ka Ku Maqana U Xalaaleeyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Biixi Wuxuu Reer Awdal Ku Raaligalinayaa In Uu Isku Hambo Raaciyo Gabiley Isagoo Dhul Hore ka jarey Ka Ku Maqana U Xalaaleeyay
Waxa xaqiiq ah in Qeyb Kamid ah Dadka Asal ahaan kasoo jeeda Aqlabiyada Gobolka Gabiley iyo Madaxweynaha Talada Somaliland hada gacanta ku haya ee Biixi ay Siweyn isku Faham dhaafsan Yihiin, Sababtoo ah Madaxweyne Biixi Wuxuu Doonayaa Sidii Maan Barey inuu Gabiley iyo Awooda Beesha Jibriil/Abokor dhaxal Wareejiyo Madaxana isku Sudho Oodwadaagtooda Awdal iyo Abtiyaashood, Sida uu Taas maslaxaad uga dhigo Tabashooyinkii Beesha Samaroon, Sidoo kalena isagu hawsiisa uga qabsado Deegaanada Waqooyiga Arabsiyo, oo uu Ku Wareejjnauo Degmada Daarasalaam sidaynu horeba u Sheegnay.


Marka dhab ahaan loogu Fiirsado, sida ay Wali Daacada ugu Yihiin qaar Kamid ah Dadkan Reer Gabiley islamarkaana, u arkaan in ay Muuse Biixi Xigto yihiin iyo Ficiladiisa Ku aadan Kuwaa Daacada u ah Waxaad Maxsuulka is odhanaysaa,isagu Wuxuu ka aarsanayaa, Rag Waaweyn oo ay Mudo dheer ku kala aragti Duwanaayeen Arimihii Siyaasadeed ee Somaliland iyo Kuwii Halagankii SNM Labadaba Sababtoo ah Marka aad ka Tusaale qaato, Wuxuu Siyaasad ahaan Xukuumadiisa, iyo Xisbigiisa iyo Kooxdiisaba u Qaatey Dhalinyaro yaryar oo Wuxuu Ku Yidhaahdana Aqbala Waxey Maqlaana U Sheega isagoo ka Talaabsadey oo Albaabka ka Xidhay Waxgaradkii, Waayeelkii, iyo intii uu Wax ku Tuhmayay ee Gabiley kasoo jeedayba.

Sikasta oo ay Tahey Marka aynu dib u Raacno Xaqiiqida in uu Gabiley hore uga Jarey Calixaydh Markuu ahaa (Wasiirka Daakhiliga Xukuumadii Cigaal) islamarkaana, Raaciyay Awdal, Sidoo kalena Laabay Buuga Dhulka Ceelbardaale, iyo Buqdhada iyadoo ay Sidaa Tahaey hadana uu Heshiiskiisa Boorama nuxurjiisu Daaran Yahey, in Beesha Samaroon inta yar ee Gabiley hada joogtaa ay Xeedhada Gacanta lawada Galiyaan Siyaasad iyo Mashaariicba Kana Badsadaan Bresha Jibriil/Abokor Awoodna uu ugu Fulin Doono.

Hadaba Maan Barey ito Maan bilaal Waxaa Tusaale ugu Filan, Shirkii Gaarka ahaa ee uu Caawa La Yeeshay Bahasamaroon una Fasaxey Qoladii Deegaanka Sheeganaysay.


Najiib Ismaaciil Maxamed
Somaliland Gabiley
Tell:-0634466339

 
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO