Thursday October 29th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Doorashada USA Wax ka ogow W/Q Mohamed Aden Hassan.

0
Wednesday October 14, 2020 - 08:34:37 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 741
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorashada USA Wax ka ogow W/Q Mohamed Aden Hassan.

    Doorashada USA Wax ka ogow W/Q Mohamed Aden Hassan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Doorashada USA Wax ka ogow W/Q Mohamed Aden Hassan.
USA dal dhaca qaarada North America dal ka leh ciidamada millatry e dunida ugu awood wayn ,dalka kowaad e dhaqaalaha
dunida , dalka haysta haymanada dunida leh saldhigyo ciidimo oo fara badan.

Dalkan waxa u ka doorasho duwan yahay dunida waxaana qeexay o caddeyay dastuurka dalka.

Codka guud e muwaadininta dalkaas ay u codeyan labada musharax luguma soo xulo madaxaynaha dalka ayaa helay cod
badnaanta shacabka e waxa lagu soo xulaa codadka gobalada o loo yaqaan Electoral College o ka kooban 538 xubnood.


Hadaba Electoral college maxaad tahay?

Electrol college waa 538 xubnood , Xilligan waxaa jira 538 codbixiyeyaal ah; oo ku saleysan wakiillo gaaraya 435, 100
senetarro oo ka kala socda kontonka gobol iyo seddax ka mid ah kuwa wax dooranaya ee ka socda Washington, DC o ah caasimada
dalka.

Lixda gobol ee ugu codka badan ee wax dooranaya waa California (55), Texas (38), New York (29), Florida (29), Illinois (20 ), iyo
Pennsylvania (20). Inta gobol e kale hadhana way ka sii cod yaryihiin.

Nidaamka Kulliyadda Doorashada, gobol kasta wuxuu helayaa tiro cayiman oo kuwa wax dooranaya ah iyadoo lagu saleynayo tirada
guud ee wakiillada ku jira Koongaraska. Doorasho kasta ayaa dhiibata hal cod oo doorasho ah ka dib doorashada guud; waxaa
jira guud ahaan 538 sida aynu horeba u sheegnay codadka

doorashada. Musharaxa hela in ka badan nus (270) ayaa ku guuleysta doorashada.

Yaa ka mida musharixinta ku gulaystay codka guud e
qaranka?

Madaxwayne ku xigeen GORE e xukumadi bill Clinton ayay wada tarmen madaxwayne gorge W bush o somaalidu u taqaan Buushkii
yaraa , Gore ayaa ku guulaystay popular vote ka balse Bush na waxa u ku gulaystay electoral college sidaasna waxa madaxwayne
ku noqday George W. Bush.

Joe Biden iyo Donald Trump yaa electoral college badan?

Saadalaha la sameyay waxay qeexen in popular vote ka iyo Electoral College kaba u joe biden ka horeeyo madaxwayne Donald
trump.

Doorashadan adag joe biden hadii u helo 270 cod sidaas ayu ka noqonayaa madaxwaynha 46aad e USA Ka sadaasha iyo hilaaduba isaga ayay la jirtaa
hadii aan Game changer dhicin.

Anigu shakhsi ahaan joe biden ayaa madaxwayne noqonayaa ayaan idhi adna akhriste yaad saadalinaysaa Doorashadan o wax badan dunida ka badalaysa sida arimaha iran ,bariga dhexe e khilaafadka hadda dunida ka jira.

TWITTER: HON Mohamed Aden Hassan
Email: moadam203@gmail.com
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO