Sunday November 01st, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Faiidooyinka laga cabbida biyaha xilli hore oo subaxii ah

0
Wednesday October 14, 2020 - 08:37:50 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 234
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faiidooyinka laga cabbida biyaha xilli hore oo subaxii ah

    Faiidooyinka laga cabbida biyaha xilli hore oo subaxii ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faiidooyinka laga cabbida biyaha xilli hore oo subaxii ah
Waxaynu wada ogsoonahay qiimaha weyn ee biyuhu u leeyihiin nolosheena guud ahaan, wa hubaal inaynan ka maarmi karin biyaha dhamaan dhinacayada nolsheena.
Biyaha weynu cabnaa, weynu ku maydhanaa, weyn ku waraabinaa beeraha iyo nimcoolayda kale ee ilahay ina siiyay, xataa dhamaan gaadidka samayska ah noocyadiisa kala duwan weyn ognahay inayn shaqayn karayn biyo la, aan.
Intaas oo dhan iyadoo ay jirto haddana waxaynu maqaalkan ku eegi doona faa'iida ku jirta cabida biyaha xili hore oo subaxii ah iyadoo caloosha madhantahay
Cabidda biyaha waqti hore ko subixii ah waxay leeyihiin faiidooyin caafimaad oo badan , dhamaan Organs-ka jidhku waxey u baahan yihiin biyo si ay u qabt aan shaqooyinkooda maalin lahaa si sax ah.


Qaar ka mid ah faiidooyinka laga helo cabidda biyaha waqtiga hore ee subixii ah.

1. waxay nadiifinayaan Mindhiciraha (intestines), kadib jidhka waxa uu awood u yeelanayaa in si fudud saxarada iskaga saaro.

2. jidhka ayeey kasaaraan sunta (Toxins).

3. markaad cabtid biyaha subaxa hore waxaad waqti hore dareemeysaa gaajo waxaanad awood u yeelanaysa inaad quraacatid.

4. biyaha waxey kordhinayaan dhiiga (Blood), haddii uu dhiiga kugu yaryahay cab biyo badan subaxa hore.

5. waxey ka hortagaan madax xanuunka (Headache)

6. Waxay fududeyaan biyahu dheefshiidku si fudud u burburiyo cuntada.

7. Waxay yareyaan culeyska jidhka (Weight loss)

8. waxay qurux iyo dhaldhalaal ka dhigaan maqaar-ka.

9. Waxay kordhiyaan tamarta (Energy).

10. Cabidda biyaha subax hore iyadoo calooshu madhantahay waxay xoojiyaan difaaca jidhka (immune system), biyahu aad ayeey muhiim ugu yihiin jidhka waxayna ka qeyb qaataan isu dheeli tirka Fluids-ka jidhkeena ku jira.

Best regards
Mustafe Abdilahi Hussein
ministery of Development Health.
Public Health Department
B.Sc. of Microbiology
International University of Africa ( IUA)Khartoum_Sudan
contacts
guraaye24@gmail.com
guraaye24@yahool.com
‪+252634476257‬
‪+252654476257‬

 
 
 
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO