Sunday November 01st, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Muuse Biixi Libaax Somajeeste Qore Khadar Ibrahim

0
Thursday October 15, 2020 - 19:25:35 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 342
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Libaax Somajeeste Qore Khadar Ibrahim

    Muuse Biixi Libaax Somajeeste Qore Khadar Ibrahim

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Libaax Somajeeste Qore Khadar Ibrahim

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.


 

Maalin walba waxaan la yaaba dadkan ka dhex calaacalaya tv yada dalka muuse waa sidan ! dalka hala soo gaadho! Waa kaligii taliye! Bakh bakh iyo calyo ka qobanaysa ayaad dhex arkaysa dadkaas!..



Madaxweyne muuse biixi cabdi dhamaantood ilkaha ayuu ka wada saaray gudoomiyaashi waddani ucid, siyaasiyiin, odayaal dhaqan isku sheeg, ganacsato, dhamaantood ilkihii ayuu kawada saaray marka aad daawanaysid waxay ku hadlayaan maba fahmaysid baa!! Waayo bela ilko!...


 

Xiniyaha iyo maskaxda muuse biixi aya gabigood wada rogtay hunguralyaasha raba dalkan in ay jar ka tuuraan bal eeg CIIRO, FAYSAAL, BUURMADOW ,MAXMUUD XAASHI , AADAN SIIRO JAAMAC SHABEEL iyo qaar kale!!.


 

MadaxweyneMuuse Biixi wuxuu caan ku yahay jecelka uu u qabo somaliland iyo qadiyaddiida wuxuuna caan ku yahey inuu yahey nin aan gaban oo runta aan ka leex leexan, waa siyaasi somalilnad usoo hurey naftiisa iyo maalkiisa taasna waxaad ka arkaysa hadaladiisa mar walbana ,waana siyaasi lagu aaminay kursiga dalka .


waxaan kusoo koobayaa maanta bulshada reer somalilnad ha gartaan geesiyaashooda mar walba qadiyaadooda ku maqan ,waxaana jira rag ay somalilnad dhiigooda ku talaalantey ee geesiyaasha oo ay ka mid yihiinmadaxweynaha somaliland ahnagudoomiyaha xisbiga kulmiye mudane muuse biixi cabdi.midhna waxaan leeyahay kuwa bela ilkaha ah adeer haku raagenina muuse biixi aakhirka dhakhtarka waalida ayaa ku wada dambeyni doontaan hadaa aduunka ka fadhiisan weydaan!!!.


 

Qore Khadar Ibrahim Cabdi Mataan


 

TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO