Sunday November 01st, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Deg Deg Kulankii Golaha Wasiirada Iyo Madaxwayne Muuse Biixi Ufurmay Saaka Oo Arimo Xasaasiya Laga Dooday Iyo Ismarin Waa Ilaa Hada Socda

0
Saturday October 17, 2020 - 12:06:08 in Wararka by Burco Office 2
  • Visits: 1003
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg Kulankii Golaha Wasiirada Iyo Madaxwayne Muuse Biixi Ufurmay Saaka Oo Arimo Xasaasiya Laga Dooday Iyo Ismarin Waa Ilaa Hada Socda

    Deg Deg Kulankii Golaha Wasiirada Iyo Madaxwayne Muuse Biixi Ufurmay Saaka Oo Arimo Xasaasiya Laga Dooday Iyo Ismarin Waa Ilaa Hada Socda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deg Deg Kulankii Golaha Wasiirada Iyo Madaxwayne Muuse Biixi Ufurmay Saaka Oo Arimo Xasaasiya Laga Dooday Iyo Ismarin Waa Ilaa Hada Socda

Xog-Culus:- Madaxweyne Muuse oo Baajiyey safarkiisi Gobolada bariga uu ku tagi lahaa ayaa saaka shir gudoominaya Shirkii Deg-dega ahaa ee golaha Wasiirada loogu yeedhay saaka ,
Goor dhaweyd ayuu furmey Shirku Wasiirada badankoodu waxey ku jiraan Madaxtooyada oo Shirku ka dhacaayo shirka Laguma qaban habka muuqal araga fog oo shirarka caadiga ah ee golaha wasiirada lagu qaba jrey balse Wasiiradu Madaxtooyada ayey galeen oo ku sugan yihiin hada, waxaana bilaabantey dooda golaha ee ku saabsan xayiraad ka qaadida shirkadaha diyaaradaha ee Fly Dubai Iyo Air Arabia oo ay aad ugu kala aragti duwan yihiin xubnaha golaha wasiirada qodobada lagu kala duwan yaheyna waxa ka mid ah:-

1. Wasiirada qaar ayaa soo jeediyey in xayiraada laga qaado Fly Dubia Iyo Air arabia sababo la xidhiidha fudeydinta isku socodka, iyo Dhaliyarada Somaliland ee Agencyada oo ay shaqo abuur u aheyd shaqeyntooda.

2. Wasiirada qaar ayaa soo jeediyey in aan xayiraada laga qaadin diyaaradahan maadama oon codsi rasmi ah xukuumada Somaliland uga iman maamulka sare ee Shirkadahan Diyaaradeed balse codsigu ka yimid wakiiladooda Somaliland sidaa awgeed ilaa inta Xukuumada Iyo Maamulka Shirkaduhu ayna gaadhin heshiis rasmi ah aan xayiraada laga qaadin shirkadahan.

Dooda oo ilaa hada socota ayaanu Madaxweynaha oo dhageysanaya dooda xubnaha golaha wax go'aan ah aanu qaadan Madaxweynaha Somaliland oo shirka shirgudoominaaya la sugayaa marka doodu dhamaato labada soo jeedin ee xubnaha golaha ta uu qaadan doono.

Halkan Kala Soco Wixii Xog ah ee ka Soo Kordha Shirka Golaha Wasiirada Somaliland ee DEG-DEG ah oo hada ka socda Madaxtooyada Somaliland.

Sawirkani waa Mid hore.


TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO