Thursday October 29th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Maxkamada Hargaysa Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday Ragii Inanta Yar Ku Kufsaday Xarunta Agoomaha Hargaysa

0
Saturday October 17, 2020 - 12:09:21 in Wararka by Burco Office 2
  • Visits: 899
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamada Hargaysa Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday Ragii Inanta Yar Ku Kufsaday Xarunta Agoomaha Hargaysa

    Maxkamada Hargaysa Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday Ragii Inanta Yar Ku Kufsaday Xarunta Agoomaha Hargaysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada Hargaysa Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday Ragii Inanta Yar Ku Kufsaday Xarunta Agoomaha Hargaysa 7 dii eedaysane ee ku eedaysnaa in ay kufsadeen Cawo Xariir oo ka mid ahayd caruurta xarunta agoomaha ayaa ay saaka dacwadoodi Maxkamadda Gobolka Hargeysa xukun ka soo saartay.

Waxaanay 2 ka mid d ah 7 dii eedaysane ku xukuntay min 3 sano oo xadhig ah. Halka 5 tii kale ay midkiiba maxkamaddu ku xukuntay 6 bilood oo xadhig dibad joog ah.

Dhinaca kale Xafiiska Xeer Ilaalinta oo aan xukunkaa ku qancin waxa uu xukunkaa ka qaateen rafcaan.

Sidaas waxaa sheegay Garyaqaan Jamaal Mandeella.
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO