Thursday October 29th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Deg Deg ": Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland Ee Madaxweyne Muuse Isugu Yeedhay Oo Goaamo Laga Soo Saaray+ Shirkadihii FLY Dubai Iyo AIR Arabia Oo Xayiraadii Loosi Cusbonaysiyay

0
Saturday October 17, 2020 - 13:54:26 in Wararka by Sanaag Office
  • Visits: 1507
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg ": Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland Ee Madaxweyne Muuse Isugu Yeedhay Oo Goaamo Laga Soo Saaray+ Shirkadihii FLY Dubai Iyo AIR Arabia Oo Xayiraadii Loosi Cusbonaysiyay

    Deg Deg ": Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland Ee Madaxweyne Muuse Isugu Yeedhay Oo Goaamo Laga Soo Saaray+ Shirkadihii FLY Dubai Iyo AIR Arabia Oo Xayiraadii Loosi Cusbonaysiyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deg Deg ": Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland Ee Madaxweyne Muuse Isugu Yeedhay Oo Goaamo Laga Soo Saaray+ Shirkadihii FLY Dubai Iyo AIR Arabia Oo Xayiraadii Loosi Cusbonaysiyay


War Deg deg ah:- Qodobada ayaa ka soo baxey shirkii golaha wasiirada ee arrimaha fly Dubai iyo air arabia:- 

1. In raali galin sharci ah ay soo qoraan Maamulka Shirkadaha Fly Dubai iyo Air Arabia.

2. In Xukuumadu ka shaqeyso sidii loo dardar gelin lahaa dhameystirka nidaamka sharci ee lagu sii deynaayo shirkadahaasi.


3. In ay sii Xayirnaadan ilaa inta Hawshooda Sharci dhaamaaneyso.

Shirka Deg-dega ahi Hada ayuu soo dhamadey 3 saac oo uu si xidhiidh ah u socday Wasiiraduna dibada U Soo Baxeen.

Balankeenu waa xog sugan, run ah  oo xaqiiqo ah.
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO