Thursday October 29th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Golaha wasiirrada Somaliland Oo Go'aamiyay in Xayiraaddu sii saarnaato shirkadda FLY Dubia iyo Air Carabiya + Sababta.

0
Saturday October 17, 2020 - 16:14:18 in Wararka by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 1211
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha wasiirrada Somaliland Oo Go'aamiyay in Xayiraaddu sii saarnaato shirkadda FLY Dubia iyo Air Carabiya + Sababta.

    Golaha wasiirrada Somaliland Oo Go'aamiyay in Xayiraaddu sii saarnaato shirkadda FLY Dubia iyo Air Carabiya + Sababta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha wasiirrada Somaliland Oo Go'aamiyay in Xayiraaddu sii saarnaato shirkadda FLY Dubia iyo Air Carabiya + Sababta.

Golaha wasiirrada Somaliland ayaa go’aamiyay in Xayiraaddu sii saarnaato shirkadda FLY Dubia iyo Air Carabiya.

Golaha wasiirradu waxay maareeyaha duulista hawada, garyaqaanka guud iyo xeer ilaaliyaha guud ka dhegeysteen warbixinta xogta rasmiga ah ee ku saabsan diyaaradahaasi, waxana uu goluhu Sheegen in shaqo-ka-hakinta diyaaradahaasi ay tahay arrin sharci madaama aannu jirin heshiis rasmi ah oo hay’adda duulista Somaliland la gashay hay’adda duulista ee dalka laga leeyahay diyaaradahaasi.

 

Sidaa awgeed, golaha wasiiradu waxa uu isku raacay:-

– In hakinta diyaaradahaasi socon doonto inta laga gaadhayo heshiis u dhexeeya labada hay’adood, iyadoo la waafajinayo shuruucda iyo xeerarka dalka.

– In la xoojiyo heshiis dhexmara labada hay’adood ee duulimaadyada.

– In laga hawl-galo dhamaystirka heshiiska labada dhinac, iyadoo kor loo qaadayo lana kobcinayo dhaqaalaha dalka.

 

Laba maalmood ka hor ayuu madaxweyne Biixi, qaar ka mid ah madaxda dhaqanka bariga Burco u ballan qaaday in uu sii daynayo labadan shirkadood Lamaga Garanayo Waxa Iska Bedelay Balanqaadka Madaxweynaha.

 


TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO