Thursday October 29th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Madaxweyne Muuse Biixi Maalinta Uu Qoyskiisa Ugu Dabaaldagayo Company Uu Furanayo Ayuu Reer Saaxil Kusii Ogeysiiyaa In Uu Dekedda Xadhiga Ka Jarayo

0
Saturday October 17, 2020 - 17:36:59 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 237
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi Maalinta Uu Qoyskiisa Ugu Dabaaldagayo Company Uu Furanayo Ayuu Reer Saaxil Kusii Ogeysiiyaa In Uu Dekedda Xadhiga Ka Jarayo

    Madaxweyne Muuse Biixi Maalinta Uu Qoyskiisa Ugu Dabaaldagayo Company Uu Furanayo Ayuu Reer Saaxil Kusii Ogeysiiyaa In Uu Dekedda Xadhiga Ka Jarayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse Biixi Maalinta Uu Qoyskiisa Ugu Dabaaldagayo Company Uu Furanayo Ayuu Reer Saaxil Kusii Ogeysiiyaa In Uu Dekedda Xadhiga Ka Jarayo
Maalmhanba Waxa Si aad ah Loo hadalhayey, in Socdaalkii Madaxweynaha ee Gobolada Galbeedku ahaayeen, kuwa Guuldaro Kusoo dhamaaday Maadaama aanay habayaraatee, Jirin Mawduucyo Siyaasadeed, oo midha,-dhal ah Kuwa Mustaqbal, oo Masiiri ah ama Qaranimada Somaliland Iyo Turxaan Bixinta Tabashooyinka Beelaha iyo Goboladu ka Qabaan Xukuumadiisa, oo aanay jirin habayaraatee inuu inuun Wax rajo ahi ka Muuqato taas oo uu kaga Soo Dabcayo Shakigiisa iyo Is-adkeynta, uu kujirey Sadexdaa Sano ee islasaxsanaanta, balanqaadyada aan Xaqiiqda ku Qotomin iyo Khiyaamooyinkiisa aan Gabal dhac iyo Waa Baryey Maskaxdiisa Ka buuxa.


Waxa kale oo Iyana Ayaamahan hadana la Bilaabay Borobogaandooyinka Beenta ah ee Loogu Sii Qadimo Baraha Bulshada kuwaas oo Sheegaya inuu Ku Xafladaynayo Berbera oo Xadhiga ka jarayo, Dekedda iyo inuu Booqasho ku tagayo Gobolada Bari booqashadaas oo aanay Waxba uga hooseyn Waxbana aanu kaga qabanaynin Duruufaha Nololeed iyo Arimaha jiraba, bal aan Ku horeeyo Xaflada lagu Sheegayo in uu Xadhiga kaga jarayo Dekedda Berbera.

Waxa laga Wada dharagsan Yahey, in Madaxweyne Biixi Arimahan Qaranka ay kala weynyihiin Danaha Gaarka ah ee Qoyskiisa Maadaama Berbera uu Xaflad Weyn ugu Qabanayo, Shirkada Shidaalka Qandaraaska ku Qaadatay ee Tarfigura oo Shacabka Somaliland Aqoonyahanka Ganacsatadii Shidaalka keeni jirtey iyo Siyaasiyiin badaniba Kawada qeylyayaan, iyadoo aynu ognahay in Waxgaradkii iyo Dadkii Khibrada ulahaa Shaqada Berbera ee Dekedda iyo Haamaha, iyo Goob Kasta oo Muhiim ah oo Reer Saaxil ah Dibada looga Saarey, iyadoo dhawaana bilaa Sabab loo Taxaabay inankii iska lahaa Warshadii Jayga, ee kasoo jeeday Gobolka taas oo u dheerayd in Sibidhkii Cumaaniga ahaa ee Reer Berbera dalka keenayeen lagu soo Furey Sibidh laga Soo Qaado Dalka Itoobiya oo Madaxweynaha Qoyskiisa Kooto Loogu Xidhay Wax kasta oo ay Gacanta ku hayeena laga Fara maroojiyay khiyaamooyin badana lagula kacay Kuwa kale oo badana lagu Soo Wado si Awooda Dawllada loogaga Qaado Wakaaladaha iyo Ajansiyada ay Gacanta ku hayaan Reer Saaxil.

Sikasta oo ay Tahay aynu Eegno Todobaadyada Soo Socda, iyo Bal Sida Madaxweynuhu usoo Qabsado Danaihiisaa Gaarka ah iyo Sida uu Shacabka iga Majara habaabiyo Xaqiiqda dhabta ah.

Wabilaahi Tawfiiq iyo Reer Saaxil

Najiib Ismaaciil Maxamed
Somaliland Gabiley
Tell:-0634466339
 




TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO