Masuuliyiinta Bariga Burco Ee Xukuumada Ku Jira Oo Daawadayaal Ka Noqday Qorshihii Madaxweynuhu Kaga Laabtay Xayiraad Ka Qaadistii Diyaaradaha Iyo Safarkii Gobolada Bari Oo Weji Kale Yeelan Kara
Qorshihii Xukuumadu Xayiraada Kaga Qaadi Lahayd Diyaaraha Air Arabia Iyo Fly Dubai Oo Midha Dhali Waayay Iyo Balanqaadkii Madaxweyne Biixi Ee Furayaasha U Ahaa Safarkiisa Oo Isu Bedelay Mid Aan Fulin,
Xayiraada Cadaadiska Iyo Cunaqabataynta is Biir Biirsatay Ee Sida Gaarka Ah Ugu Jihaysan Ganacsatada Bariga Burco Oo Sanadihii Udanbeeyay Maalinba Maalinta Ka Danbaysa isasoo Taraysay Xanibaada Dhismaha Hotelka Hargeysa Club Iyo Xayiraada Shirkadaha Duulimaadyada Waxa Wehel U Ah Cadaadisyada Tirada Badan Ee Sida Tooska Ah U Haleelay Shirkadaha Iyo Wershadaha Ganacsi Ee Bulshada Bariga Burco Loo Garto
Sadex Sano May Suuragalin in Madaxweyne Biixi Iyo Salaadiinta Bariga Burco Si Kafool Ka Fool Ah Ukulmaan
Masuliyiinta Xukuumada Madaxweyne Biixi Ee Bariga Burco Oo Tan Iyo intii Xukuumadani Jirtay Dhegaha Ka Furaystay Tabashooyinka Tirada Beelay Ee isasoo Tarayay Xili Uu Fooda inagu Soo Hayo Safar Uu Madaxweyhunu Ugu Baxayo Gobolada Bariga Oo Tabasho Tiro Badani Ka Jirto