Tuesday December 01st, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Burco ma ciil qabto cabana mayso

0
Tuesday October 20, 2020 - 19:22:46 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 231
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Burco ma ciil qabto cabana mayso

    Burco ma ciil qabto cabana mayso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco ma ciil qabto cabana mayso

Caraabada muuse biixi uma aragno wax weyn oo carigeena gaadhay balse cadaaladda ayaa tusaynaa cidkasta oo cabudhisa shacabka caynka ay rabaana. Wax ugu carabaabi waydayda.

Waxaa nasiib xumo ah ayaan darro ah in maanta madaxweyne. Biixi uu iska horaysiiyo ceelalyo cabsi darteed taas oo cadayn u ah inuu madaxweynuhu noqday cid gaar ama cimaamadda caaqilka reerkiisa

Caasimadii labaad somaliland (burco) oo ahayd meesha cududa iyo codka kulmiyeba fadhiyey ayaa maanta ka cagaagan oo ciddii talada haysayna ka caagtay ama ka cabsatay


Waa wax aan caqliga galay

Madaxweyne calanwalayntii iyo cabaatinkii wakhtigii doorashada berriba wuxuu noqondoona mid taagan oo aan laga tagayn balse waxbaanu fahanay oo noo biniixay
Cidkastaa caqli ayey leedahay oo waa ay aragta caynka xukuumaddanu wax u cabbirtay ama u carbisay carriga oo idil

BARRIGU ma bushaaru u helay in aan dawladdu soo booqan oo aan meelna wax looga bislaynin. Mucaarid iyo muxaafidba waxaad tahay madaxweynahooda ee ma tihid metele xisbi iyo muunad reer

BURCO. Madoonayso kacdoon iyo kicin dadweyne. Manaha goobta faranta dagaalka ee waa gobol lamida kuwa lagu gaashaamay dhamaan baahiya Aas aasiga ah

Xaq ayaan u leenahay inaan wax dhaliilo dhaleecayno oo aanu dhacsano waxa dhigayaga somaliland helayaan wadaxweyne manihin kuwii qarankan dumin lahaa ee waxaanu nahay kuwii dhisay hooyada somaliland. Anagoo leh mucaarid iyo muxaafidba waxaanu ka midaysanahay ma huraanka uu ilahay nagu beeray

Waan aragnaa in dhamaan dalku dayacanyahay. Annagana aanad dib noosoo eeginba waxaanu ku ciilbaxayna maaha qori maaha jabhad ee waa fartayadda.
Qoraha maqaalkani uma hadlin qabiil uma hadal qolo. Ee waxaan u hadlay qadiiyadda magaaladayda.

Mohamed allale


 
 
 
 
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO