Friday November 27th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

QISO DHAB AH, GOBOLADA TOGDHEER, SANAAG IYO SOOL QALINKII PROF MOHAMED AHMED FARAH MATAAN (JAAFAA)

0
Wednesday October 21, 2020 - 22:35:45 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 604
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    QISO DHAB AH, GOBOLADA TOGDHEER, SANAAG IYO SOOL QALINKII PROF MOHAMED AHMED FARAH MATAAN (JAAFAA)

    QISO DHAB AH, GOBOLADA TOGDHEER, SANAAG IYO SOOL QALINKII PROF MOHAMED AHMED FARAH MATAAN (JAAFAA)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

QISO DHAB AH, GOBOLADA TOGDHEER, SANAAG IYO SOOL QALINKII PROF MOHAMED AHMED FARAH MATAAN (JAAFAA)
Muxuu wadnuhu ila dakaamayaa, Maxaan la hiin raagayaa, Maxey xubnuhu ila wada xanuunayaan, Aqoon la’aan, Talo la’aan, Ilbaxnimo la’aan Siyaasad la’aan iyo Kalsooni la’aan, ayaa dib u dhigtey Gobalada Togdheer, Sanaag iyo Sool,


Waxa ay soo mareen marxalado kala duwan oo haba yaraatee ilaa dawladdihii ka talin jirey aaney wax qaab dhismeed dowladnimo ka geysan, dib u dhac weynina ka haysto baahiyihii nolosha, laakiin, Allaah Subxaanahu Watcaalaa uu ku muneystey dhul baaxad leh oo bad iyo berri ba leh, balse dhaqashada xoolaha ku garasho wacan yihiin kuna badbaadeen.

Gobolada Togdheer, Sanaag iyo Sool, waxa ugu wacan inaaney garan ka faaiideysiga, hantida Deegaankooda,
Kheyraadka ku dihin dalkooda waa Siyaasigooda iyo Aqoonyahankooda, kuwaasaa kursi iyo xildoon ku foogan, shacabkiina ka dhigtey ( Dameer malab la Saarey).
Dulucda iyo murtidu waxa weeye Akhriste in aan muujiyo khatarta ka iman karta wax qabad la'aanta Goboladaa, eeSiyaasiga ka soo jeeda Gobaladdaasi garaneyn mudnaanta iyo shacabka badbaadadooda.

PROF. MOHAMED AHMED FARAH MATAAN (JAAFAA)
ANKARA, TURKEY
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO