Friday November 27th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Baaq Furashada Xisbiyo Cusub Qore Khadar Ibrahim

0
Saturday October 24, 2020 - 15:41:25 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 250
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Baaq Furashada Xisbiyo Cusub Qore Khadar Ibrahim

    Baaq Furashada Xisbiyo Cusub Qore Khadar Ibrahim

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baaq Furashada Xisbiyo Cusub Qore Khadar Ibrahim

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.


 

Maqaalkaygan caawa waa baaq aan u dirayo madaxweyne muuse biixi cabdi oo runti iftimiyey in u dalkanu u socda xaga horumarka iyo ku dhaqanka shurucda dalka u yaal. waxaana runti faraya madaxweyneha in u bilaabo furashada xisbiyo cusub oo xiligeedii la gaadhi doono 2021, doorashadana laga dhigo sidii sharciga ahayd 2022 ta golayasha barlamaanka iyo deegaaanka.



 

Talaabadaasu waxay siinaysa gudiga doorashooyinka wakhti ku filan qabshada diiwaangali ta December 2020 ila june 2021, kadibna la bilaabo furashada ururada siyaasiydeed july 2021 ila tartanka kala shaandhin tooda dhamaatka december 2021.kadibna lixda soo baxa galaan doorashada kuna haboon march 2022 ..


 

Furashada ururo cusub waa talaabo loo bahna muddo dheer, waayo maanta xisbiyadda jira waddani iyo ucid khilaaf mooyaane wax ay u soo kordhiyeen majirto saaxadda siyaasiyeeded muddoyinkii danbe oo waxay gaben shaqadii xisbinimo , sidaa darteed waxaan soo dhawenaya go'aankii madaxweynaha furashadda xisbiyo cosob ku soo biiri doona saaxadda somaliland mar u kahadlay munaasibad.


waxaanay u furaysa talaabadane siyaasiyiin han leh oo runtii somaliland ka faa'idaysan karto Waxaana ka mid ah :


 

Pro. Axmed ismaaciil samatar


 

Dr.maxamed cabdi gaboose


 

Siyaasi xirsi xassan xaji cali


 

Siyaasi salebaan xaglatuusiye


 

Siyaasi cali warancade


 

Siyaasi jamaal cali xuseen.....


Qore Khadar Ibrahim Cabdi Mataan


 

Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO