Friday November 27th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Fursad Qaaliya Ma Ubaahantahay in caruurtaadu Mudo koban ku Bartaan Higaadda, Quranka Iyo amp; Caqiida islaamka...

0
Wednesday October 28, 2020 - 11:51:11 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 378
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fursad Qaaliya Ma Ubaahantahay in caruurtaadu Mudo koban ku Bartaan Higaadda, Quranka Iyo amp; Caqiida islaamka...

    Fursad Qaaliya Ma Ubaahantahay in caruurtaadu Mudo koban ku Bartaan Higaadda, Quranka Iyo amp; Caqiida islaamka...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fursad Qaaliya Ma Ubaahantahay in caruurtaadu Mudo koban ku Bartaan Higaadda, Quranka Iyo amp; Caqiida islaamka...
Amaano Quran Online waa dugsi quraan online ah oo loogu talo galay qurbajoogta soomaaliyeed iyo caruurtooda ,
meelkasta oo ay kaga nool yihiin adduunka .

Dugsiga waxa wax ka baran kara Caruurta iyo dadka waaweyn labadaba.

Dugsigu waxa uu fursado gaar ah u hayaa waalidiinta qurbaha kunool , iyadoo laga caawinayo waxbarashada iyo tarbiyadda
ubadka.

 Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay macalimiin rag iyo haweenba leh oo aqoon buuxda u leh casharada ay
bixinayaan .


 Manhaj tayo leh oo u gaar ah dugsiga.
 Duruustu waxay ku baxayan afsoomaali , sido kale waxa jira qayb ku baxda English – to – English oo loogu talo
caruurta aan fahmaynin af-somaliga .
 Wakhtiga xiisadda loo galayo ardayga ayaa dooranaya .

Koorsoyinka dugsiga lagu barto waxa kamid ah : -
1) Quraanka kariimka ah
2) Higaadda
3) Carabida
4) Xadiithka
5) Caqiiqda islaamka
6) Fiqhiga
7) Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم
8) Tarbiyadda caruurta
9) Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka)
10) Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka
11) Barashada Afsoomaaliga ( Afka hooyo)
12) Muxaadaraat iyo wacdi joogto ah

Hadda la xiriir maamulka oo is dinwaangali :

Whatsapp: +252634484123
IMO: +252634484123
Viber: +252634484123
Telegram: +252634484123

Skype: Amaano Quran Online

Gmail: amaanoonlinequran@gmail.com

Booqo webiste ka dugsiga :

www.amaanoquranonline.com
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO