Friday November 27th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Xukuumada Madaxweyne Biixi Waa Inay Fulisa Heshiiski Lala Galay Khaatumo.siyaasi Baashe Cali Jaamac

0
Thursday October 29, 2020 - 09:21:43 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Madaxweyne Biixi Waa Inay Fulisa Heshiiski Lala Galay Khaatumo.siyaasi Baashe Cali Jaamac

    Xukuumada Madaxweyne Biixi Waa Inay Fulisa Heshiiski Lala Galay Khaatumo.siyaasi Baashe Cali Jaamac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Madaxweyne Biixi Waa Inay Fulisa Heshiiski Lala Galay Khaatumo.siyaasi Baashe Cali Jaamac

Siyaasi Baashe Cali Jaamac oo Xukuumaddii hore Axmed-siillaanyo ka soo qabtay xil wasiirnimo, gaar ahaan xilka Wasiirka Wasaaradda Biyaha, haddana ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadlay heshiiskii ay wada-galeen Xukuumaddii hore iyo Khaatumo, waxaanu ku baaqay in la fuliyo qodobbada suurtagalka ah, dibna loogu noqdo qodobbada aan la fulin karin. 

Siyaasi Baashe Cali Jaamac oo u warramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa ugu horeyn hadalkiisa ku bilaabay "Xukuumaddii hore ee uu Madaxweynaha ka ahaa Axmed-sillaanyo iyo Khaatumo, waxay wada-galeen heshiis, oo qodobbo ayaa la isla meel dhigay, si loo dhaqan-galiyo, markaa Xukuumadda Muuse Biixi waa inay fuliso qodobbada suurtagalka ah heshiiskii ay wada-galeen Xukuumaddii Siillaanyo iyo Khaatumo, waana daruuri in heshiiskii dib loogu noqdo oo la dhaqangaliyo qodobbada muhiimka ah, qodobbada aan la fulin karina dib ayaa loogu noqon karaa oo dib ayaa loo sixi karaa, ama waaba la iska dayn karaa, laakiin muhiimadda ayaa ah in la fuliyo qodobbada la fulin karo…”.

Dhanka kale, Siyaasi Baashe Cali Jaamac, ayaa soo dhaweeyey heshiiska nabadeed  beelaha dhawaan dagaalku ku dhexmaray deegaan ka tirsan Gobolka Sool, waxaanu ugu baaqay inay heshiiiskaas la dhex dhigay sidiisa u qaatan oo aanay mar dambe jabin, kana dheeradan wax kasta oo colaad ka dhex abuuraya.


Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO