Friday November 27th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

In Ka Badan 75 Milion Oo Codkooda Ka Dhiibtay Doorashada Mareykanka

0
Thursday October 29, 2020 - 10:23:29 in Wararka by Burco Office 2
  • Visits: 343
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    In Ka Badan 75 Milion Oo Codkooda Ka Dhiibtay Doorashada Mareykanka

    In Ka Badan 75 Milion Oo Codkooda Ka Dhiibtay Doorashada Mareykanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

In Ka Badan 75 Milion Oo Codkooda Ka Dhiibtay Doorashada Mareykanka

Iyadoo ay ka hadhsan tahay wax ka yar hal toddobaad ayaa in ka badan 75 milion oo qof ay codadkooda ka dhiibteen doorashada madaxnimo ee Mareyaknaka oo lasoo gababageyn doono 3da November ee soo socota.

Inta badan gobollada Mareykanka ayaa dadka u ogol inay codadkooda sii dhiibtaan ka hor maalinta weyn ee doorashada.

Tirada 75ka milion ee codadkooda dhiibtay ayaa markii laba qeybiyo ka badan taradii hore ugu soo baxay doorashadii 2016kii ee Mareykanka taas oo aheyd 1338.8 milion oo qof.

Khuburrada doorashooyinka ayaa sheegay in usoo bixitaanka doorashada ee dadka codadkooda dhiibanaya sanadkan ay noqon doonto tii ugu badneyd ee tan iyo 1908 dii, markaas oo 65% dadka Mareykanka ee xilligaasi isu diiwaan galiyay doorashada ay codkooda dhiibteen.

Madaxaweyne Trump ayaa xalay ka ololeeyay gobolka Arizona oo kamid ah gobolada la saadaalinayo inay go’aamin doonaan doorashada, halka ninka la tartamaya ee xisbiga Dimoqraadiga Joe Biden uu isagana codkiisa ka dhiibtay gobolka uu kasoo jeedo Delaware.


Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO