Friday November 27th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Nuxurka Kulan Xaasaasiya Oo Dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Mujaahid Axmed Mire

0
Thursday October 29, 2020 - 13:05:27 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 1917
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nuxurka Kulan Xaasaasiya Oo Dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Mujaahid Axmed Mire

    Nuxurka Kulan Xaasaasiya Oo Dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Mujaahid Axmed Mire

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nuxurka Kulan Xaasaasiya Oo Dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Mujaahid Axmed Mire
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa Ku Qaabiley Xafiiskiisa Mujaahid Axmed Mire Maxamed Nuux, Kulanka ayaa ka dhacey Madaxtooyada Waaxanu qaatey Muddo ka badan 3 Saac oo xidhiidh ah.
Madaxweynaha iyo Muhaajid Axmed ayaa ku kala aragti duwanaa muddo dheer arrimaha siyaasada balse ugu danbeyn waxey gaadhen is faham dhanka siyaasada ah wada xaajoodkoda maanta ka dib, sida ilo xog ogaal ahi ii xaqiijiyen.
Muuqalada iyo Warka Kulanka ayey goor dhow baahin doonta Madaxtooyada Somaliland.
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO