Friday November 27th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Boqor Faysal Cabdillahi Bootaan aya uu Ballan Qaaday Lacag Dhan $1000 Dollar Kooxda Gobolka Togdheer Ku Ciyaaraysa Haddi ay Koobka Finalka YImaadan ama Ku Guulaystaan

0
Thursday October 29, 2020 - 15:13:55 in Wararka by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 608
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Boqor Faysal Cabdillahi Bootaan aya uu Ballan Qaaday Lacag Dhan $1000 Dollar Kooxda Gobolka Togdheer Ku Ciyaaraysa Haddi ay Koobka Finalka YImaadan ama Ku Guulaystaan

    Boqor Faysal Cabdillahi Bootaan oo Hadda Xagga Telefoonka Kula Xidhiidhay Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi Bidhi aya uu sheegay Sido uu Dhiirigeliyo Dhalinyarada Ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqor Faysal Cabdillahi Bootaan oo Hadda Xagga Telefoonka Kula Xidhiidhay Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi Bidhi aya uu sheegay Sido uu Dhiirigeliyo Dhalinyarada Ku


London (Burcoonline) 29.10.2020 Boqor Faysal Cabdillahi Bootaan oo Hadda Xagga Telefoonka Kula Xidhiidhay Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi Bidhi aya uu sheegay Sido uu Dhiirigeliyo Dhalinyarada Ku Ciyaaraysa Magaca Gobolka Togdheer ee Gobolada Somaliland ino a Qaybqadaanyo Lacagaha Qurbo Jooga uu Ballan Qaaden.

Boqorka aya sheegay ino Lacag Dhan $1000 Dollar Ugu Deeqay Kooxda Gobolka Togdheer Ku Ciyaaraysa Haddi ay Finalka Yimaadan ama Badiyaan.


Tan aya uu Noqonaysa Dhiirigelin Lagu Dhiirigelinayo Kooxda Kubadda Gobolka Togdheer, Waxa Iyana Geesta Kale Ballanqaaday Qurbo Jooga Reer London inay Iyana Lacag Dhan oo Gaadhaysa ila $10,000 Dollar Ugu Deeqayaan Kooxdaasi Haddi ay Qaadan Koobka Gobolada....
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO