Friday November 27th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Natiijada Ay Ku Dhamaatay Ciyaar Xiiso Badan Oo Maanta Dhexmartay Labada Xul Ee Gobolada SAAXIL IYO SANAAG

0
Thursday October 29, 2020 - 17:26:54 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 350
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Natiijada Ay Ku Dhamaatay Ciyaar Xiiso Badan Oo Maanta Dhexmartay Labada Xul Ee Gobolada SAAXIL IYO SANAAG

    Natiijada Ay Ku Dhamaatay Ciyaar Xiiso Badan Oo Maanta Dhexmartay Labada Xul Ee Gobolada SAAXIL IYO SANAAG

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Natiijada Ay Ku Dhamaatay Ciyaar Xiiso Badan Oo Maanta Dhexmartay Labada Xul Ee Gobolada SAAXIL IYO SANAAG Ciyaar Xiiso Badan Oo Maanta Magaalada Hargeisa Ku Dhexmartay Labada Xul Ee Kala Metelaayey Gobolada SAAXIL Iyo SANAAG Ayaa Hada Si Rasmiya Usoo Gabo-gabowday,

Ciyaartan Oo Ahayd Mid Xamaasad Gaara Leh,Ayaa Waxay Guushu Raacday Xulka Gobolka SANAAG,Kuwaas Oo Dhigooda Gobolka SAAXIL Ugu Awood Sheegtay 2 Gool Iyo 1,Gool


Xulka Gobolka SANAAG Ayaa Muujiyey Xirfadooda Ciyaared,Waxaanay Haafki Hore Ee Ciyaartay U Suuro Gashay Inay Dhaliyan Hal Gool,Sidoo Kale Haafki Danbe Ayay Ku Gulaysten Inay Helan Goolka Labaad,Balse Intaas Kadib Xulka Gobolka SAAXIL Ayaa Muujiyey  Dardar Waxaanay Dhaliyen Hal Gool,Waxaanay Ciyaartu Ku Dhamaatay SAAXIL 1,Gol,SANAAG,2


Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO