Friday November 27th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Ciyaarta Galabta Ka Sootay Garoonka Kubada Cagta Ee Hargeysa Oo U Dhaxaysay Gobalada Sanaag Iyo Saaxil Oo Ku Dhamaatay 2 sanaag Iyo 1 Saaxil.

0
Thursday October 29, 2020 - 17:30:35 in Wararka by Hargeisa Head OFFICE
  • Visits: 385
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciyaarta Galabta Ka Sootay Garoonka Kubada Cagta Ee Hargeysa Oo U Dhaxaysay Gobalada Sanaag Iyo Saaxil Oo Ku Dhamaatay 2 sanaag Iyo 1 Saaxil.

    Ciyaarta Galabta Ka Sootay Garoonka Kubada Cagta Ee Hargeysa Oo U Dhaxaysay Gobalada Sanaag Iyo Saaxil Oo Ku Dhamaatay 2 sanaag Iyo 1 Saaxil.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaarta Galabta Ka Sootay Garoonka Kubada Cagta Ee Hargeysa Oo U Dhaxaysay Gobalada Sanaag Iyo Saaxil Oo Ku Dhamaatay 2 sanaag Iyo 1 Saaxil. Ciyaar adag oo u dhaxaysay gpbalada sanaag iyo saaxil ayaa kuso dhamaatay 2 yo 1 oo gobalka sanaag sidaa ku badiyay.

ciyaartan ayaa ahyd tii labaad ee tartanka ciyaaraha gobalada somalilnad oo maalintii shalay ka furmay caasimada hargeysa ayaa gobalka sanaag uu noqday gobalkii u horeeyay ee guul kala taga garoonka kubada cagta ee magaalada hargeysa hargeysa iyadoo ciyaartii shalay shalay kuso dhamaatay bar bar dhac 1 iyo 1 ah.

taagerayasha biyo ciyaartoya gobalka sanaag ayaa ku taamaya inay sanadkan koobka ula caraaban gobalka sanaag.


Halkan kala socoto xiisaha iyo xamaasada u dhaxaysa tartanka ciyaaraha gobalada somaliland u dhaxaysa.

Image may contain: 11 people, people standing and outdoor, text that says
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO