Saturday November 28th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Wixii alle Qorey Ayay Ka qaateen Garoonka Balse Caqabada La Deriska ah....? Faallo

0
Wednesday November 04, 2020 - 20:14:57 in Wararka by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 1350
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Wixii alle Qorey Ayay Ka qaateen Garoonka Balse Caqabada La Deriska ah....? Faallo

    Wixii alle Qorey Ayay Ka qaateen Garoonka Balse Caqabada La Deriska ah....? Faallo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wixii alle Qorey Ayay Ka qaateen Garoonka Balse Caqabada La Deriska ah....? Faallo
Waa sanadkii ugu khilaafka yaraa marka loo eego sanadii udanbeeyay ee lasoo dhaafay oo khilaafkoodu sababi jiray xadhig iyo inlaga mamnuuca ciyaaraha qaar,
Bilowgii xulashadooda ee xulka gobolka Togdheer sanadkan waxa xooga la saaray in xal loo helo wixii lagu xaman jiray,
Xul isfahansan, isu niyadan oo hal kooxa ayay kaga ambaxbaxeen G.Togdheer,
Waxay taasi rajo iyo yididiilo gelisay kumanaan Taageerayaala oo horey ucabudhsanaan jiray una soo bandhigi jirin Taageeradooda,
Siyaasiyiin, masuuliyiin xilal haya, Ganacsato iyo Jamaahiir badan ayaa si xad dhaafa badka ukeenay siday ula dhacsan yihiin Xulka G.Togdheer oo mida oo waliba ku hanaweyn inay koobka...!!
Taladu may seegin haday taageeradooda soo bandhigeen laakiin ismay waydiin ciyaartoydani ma qaateen Tababarkii looga baahnaa,
Way ahaayeen ciyaartoy ninkastaaba kooxdiisa baarqab uyahay laakiin caqabadaha aan indhaha laga qarsan karin ayay kamid ahaayeen
1. inaanay helin ciyaartoyda Burco, Goob ay ku tababartaan,
2. waqti ku filan oo ay tababar ku haboon qaataan
3. Iyo masuuliyiin si joogta ah oo daacada isu barbar istaagta guud ahaanba dhalinta ciyaaraha ee Gobolka Togdheer.
Dhanka dhaliisha wiilashana Taageeradii iyo jacalkii loo qaaday waxay dhaxal siisay bunbuunin xad dhaafa oon xad lahayn taasi oo sababtay in imanada ciyaaraya ugacan gasho awood dheeraada oo aan tooda ahayn marmarka qaarna ay iyagu go,aamiyaan cida kusoo biiraysa ama diidaan go,amada lasiiyo qaarkood.
Si kasbata xaalku ha noqdee xulka Gobolka Togdheer sanadkan way dedaaleen waxayna soo bandhigeen intii awoodooda ah ciyaar xiiso leh oo soo jiidatay dadkii daawanayay labadii jeer ee ay ciyaareenba,
Walow waxii ka dhiman ee guul darada keenay ama tabayeen ay ahayd fariin ay direen ujeedadeeduna tahay in la buuxiyo baahida ku gedaaman bahda ciyaaraha gobolka Togdheer oo u baahan in dawlad iyo shacaba wax laga qabto caqabadaha Taagan hadeer si ay markale uguulaystaan.
Qore: xabiib cige
You, Madar Mohamed Awadand6 others
 
2 shares
Like
 
Comment
Share
 

Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO