Saturday November 28th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Doqoni Ninkii Canaanta Wuu icaayey bay tidhaa!.

0
Friday November 06, 2020 - 22:07:38 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 265
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 12
  • 12 0
  • Share via Social Media

    Doqoni Ninkii Canaanta Wuu icaayey bay tidhaa!.

    Doqoni Ninkii Canaanta Wuu icaayey bay tidhaa!.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Doqoni Ninkii Canaanta Wuu icaayey bay tidhaa!.

Beri ayuu nin, Afaduu qabay uu saluugay, markuu arkay gurigoo Dayacan, ubadkoo Darxumaysan iyo Duunyadii oo baylah ah, Markaasuu afadii si Sarbeeb iyo Hogo-tusaalayn wax ugu sheegey, oo uu ula hadlay sikastoo San oo quman oo qof loola hadlo, se dheg umay jalaqsiin, waanadii iyo wax sheegii saygeeda, Maalintii danbe ayuu Afadii Canaantay, haba canaanan lahaydaa, gabadhii intay Duday oo reerkoodii u tagtay, bay tidhi ninkii halayga Soo qabto, iyo maxaa dhacay?, Iyo Wuu icaayey!,

Ninkii amakaag, yaab iyo fajeciso ayey ku noqotay waxa ooridiisii kasoo yeedhey, wuxuu se garawsaday in afadiisu Doqon tahay, oo ay canaantiisii cay mooday, suu yidhi: waar Canaan bay cay idinku sheegtee, xaashee cay reeban, ee reerka iisoo celiya.

Hadaba iminka Xukuumada Somaliland ayaa afadaa la xaal ahe, Horta Xukuumadeenu iyana ma Doqonbaa?!.

Doqon baa Ninkii Canaanta

Wuu icaayey tidhaahdee!.

Fuad Fartaag

fartaagmuwaadin@gmail.com


Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO