Saturday November 28th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Doorashada Maraykanka Iyo Madaxweyne John Biden.WQ/ Hassan Osman Ismael

0
Monday November 09, 2020 - 16:01:47 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 184
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorashada Maraykanka Iyo Madaxweyne John Biden.WQ/ Hassan Osman Ismael

    Doorashada Maraykanka Iyo Madaxweyne John Biden.WQ/ Hassan Osman Ismael

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Doorashada Maraykanka Iyo Madaxweyne John Biden.WQ/ Hassan Osman Ismael
John Biden ayaa ku guulaystay Doorashooyinkii USA, dad badan oo ku nool Caalamka islamka  ama caalamka Saddexaad ayaa kala jaclaysanaya labada nine ee ku tartameyey Xukunka Maraykanka.
Waxa dadbadan ka maqan in aanay labada nin waxba kukal duwanayn. Ameerica wax ka taliya koox qudha oo layiraaho maansooniya (freemasonry)). Labada xisbiba iyakaa u dejiya siyaasaada arimaha debedda ee ay ku soconayaa. Waxaana lookala qaybiyey Dhinaca Midig iyo Dhinaca Bidix. Labadodana waxa u dhexeeyaa kama badna 10%
Sida muuqata Drum wuxu lahaa caqliyad Baayacmushtar, sidaas aawadeed ayaanu u qaadin dagaalo badan oo aduunka ah, laakiin wuxu ku koobsan jiray in uu Carabta Baad ka qaado, China dagaal Baayacmushtar lago, Yurub ku khasbo in ay kordhiyaan kharashka kaga baxaya difaaca NATO , In uu kabaxo ururo badan oo lacago kaga bixi jireen sida ladaggaalka Cimilada, Ururka caafimaadka aduunka iyo qaarkale.
Bidenna wuxu leeyahay Caqliyad Askarinomo. Wuxu kutaamayaa in uu xoojiyo NATO si uu ruushka culays u saaro, farageliyo meelo badan oo dagaallo ka socdaan sida Yaman, Armina-Aserbajan, arinta Libiya, south Kuriya iyo xiisadda kasoo korodhay Badda Cas.
Waxba yaan loo kala riyaaqin waa shilin labadiisii dhinace.

Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO