Saturday November 28th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Mashruuca Biyo-Xidheenka ah Ee Madaxtooyadu Ka Samaynayso Gabiley iyo Shan Boqol oo Beerood Oo oo Shacab Masaakiin ah Lagaga Qaadanayo Dhulkoodii

0
Monday November 09, 2020 - 19:18:43 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 206
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mashruuca Biyo-Xidheenka ah Ee Madaxtooyadu Ka Samaynayso Gabiley iyo Shan Boqol oo Beerood Oo oo Shacab Masaakiin ah Lagaga Qaadanayo Dhulkoodii

    Mashruuca Biyo-Xidheenka ah Ee Madaxtooyadu Ka Samaynayso Gabiley iyo Shan Boqol oo Beerood Oo oo Shacab Masaakiin ah Lagaga Qaadanayo Dhulkoodii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mashruuca Biyo-Xidheenka ah Ee Madaxtooyadu Ka Samaynayso Gabiley iyo Shan Boqol oo Beerood Oo oo Shacab Masaakiin ah Lagaga Qaadanayo Dhulkoodii
Waxeynu Wada ognahay in Madaxtooyada Somaliland ka Samaynayso Deegaanka Gobolka Gabiley Mashruuc balaadhan oo Biyo Xidheen ah kaas oo Qandaraas lagu Siiyay Siyaasigii Kursiga Madaxweynaha Kulmiye hore u Doonayay Cabdicasiis Maxamed Samaale, iyadoo Mashruucani uu ku kacayo 15 Milyan oo lacagta Dollarka Mareykanka ah Waxaana ku Barabaxaya Mashruucan in ka Badan Shan boqol oo Beerood, oo Shacab Masaakiin ah oo Beeraley ahi Leeyihiin kuwaas oo Beerahooda lagaga qaadayo Awooda Xukuumada haseyeeshee, aan habayaraatee loo haynin Wax Qorshe ah oo Xukuumadu ugu badalayso Beeraha laga Qaadayo.


Marka aynu Xaqiiq uga hadalno Mashruucan Biyo Xidheenka ah ee Xukuumada uu Gadhwadeenka ka yahey Madaxweyne Biixi ka Samaynayso Gobolka Gabiley ee Dhulbeereedka ah ayaan Sidiisaba aheyn mid Dan Guud ah oo Bulshada looga Faa,idaynayo laakiin Sida xogtiisa dhabta ahi Tahey Waa Mid Dano gaar ahaaneed ah oo uu Sigaar ah Beero uu Leeyahay ugu Samaysanayo Madaxweyne Biixi iyo Qoyskiisu talaabadan oo aanay hahayraatee ka Warhaynin Dadka Danyarta ah ee Beeraleyda Gobolka Gabiley.

Sikasta oo ay Tahey Mashruucan oo Qeyb ka ah Dhulboobka iyo Qorshayaasha Danaha Gaar ahaaneed ee Madaxtooyada Somaliland kaga Faa,idaysanayso Wakhtiga Xukuumada iyadoo Qamdaraaska lasiiyay Samaale hadana Qeybta hoose ee qandaraaska lasii Siiyay Eng Mixile oo kasoo jeeda Gabiley Waxaa looga baahan Yahay Waxgaradka iyo odoyaasha Reer Gabiley in ay Dhug Weyn u Yeeshaan Dhaqdhaqaaqa Mashruucan iyo Sida Loogu barabixinayo Beerahana Lagaga qaadayo Shacabka Reer Gabiley ee Masaakiinta ah.


Najiib Ismaaciil Maxamed
Somaliland Gabiley
0634466339
 

Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO