Thursday November 26th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

13KA Qodob ee lagu qiimeyo dib u doorashada madaxwayne mareykan W/Q Mohamed Aden Hassan.

0
Monday November 09, 2020 - 19:26:53 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 227
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    13KA Qodob ee lagu qiimeyo dib u doorashada madaxwayne mareykan W/Q Mohamed Aden Hassan.

    13KA Qodob ee lagu qiimeyo dib u doorashada madaxwayne mareykan W/Q Mohamed Aden Hassan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

13KA Qodob ee lagu qiimeyo dib u doorashada madaxwayne mareykan W/Q Mohamed Aden Hassan.
Halkan waxa aynu ku soo gudbinanaa 13ka qodob e lagu qiimeyo dib u doorashada madaxwayne maraykan
si faahfahsan oo wafiya Hadaba akhris wacan.

1. Waa in aanu jirin musharax adag o kula tartamaya madaxwaynaha jagada musharaxnimada xisbiga
gudihiisa.
2. Waa in musharaxa xisbigu noqdaa madaxwaynaha talada haya.
3. Waa in doorashoyinka dhaxe e baarlamaanka e labada sanadood ka horeeya doorashada
madaxwaynaha , waa in xisbiga madaxwaynahu aqlibayad Helaa aad u badan.
4. Waa in aanu jirin musharax saddaxad wallow ay
taasi adagtahay haddana hadday dhacdo waxa u codka la qaybsanayaa madaxawaynaha iyo
musharaxa kale.


5. Waa in aanu xiliga doorashadu dhacayso aanu jirin fadhiid dhaqaale iyo shaqo la;aan baahsan taas o
madaxwaynaha galaafanaysa.
6. Waa in xaalada dhaqaale e dadka muwaadininta ah ay kaso wanaagsanaynayso xaalka madaxwaynihi
isaga ka horeyay.
7. Waa in madaxwaynahu doonaya in dib loo doorto u isbadalo waawayn ka sameeya siyaasada arimaha
gudaha si la yaab leh.
8. Waa in afarta sano u hayo talada dalka aysan dhicin
iska horyimaado bulsho iyo mudaharaado dalka
gilgila.
9. Waa in aanay xukumadiisu la kulmin dagaal military oo caalimiya iyo mid diplomasiyadeed kaas o
khasaare xukumadu kaso gaadhin.
10. Waa in u ku guulaysto madaxwaynahu dagaal millatry oo caalami ah iyo mid diplomasiyideed o
xadhiidhka calimiga ah.
11. Ma yahay madaxwaynaha talada haya e raba in loo doorto halyay qaran o hore wax muuqda dalkiisa
usoo qabto.

Fiiro Gaar Ah: halyay qaran marekanu waxay u yaqanaan shakhsiga kaso dagalamay Vietnam
dagaalki labada kuuriya ,dagaalki Afghanistan iyo kii ciraaq iyo shakhsi wax muuqda o horumarka dalkiisa
u qabta.

12. Musharaxa madaxwaynaha la tartamaya ma yahay halyeey qaran isna.
13. Miyaay jirtaa fadeexado u la kulantay xukuumadu madaxwaynaha talada haysa.

Hadaba akhriste waxa sanadkan 2020 nov tartamay madaxwayne Donald trump iyo madaxwaynaha la doortay
ee joe biden haddaba bal qiyaasaha sare aynu soo ururinay bal ki qiyaas inta qodob e trump ku gulaystay iyo inta u ku
khasaray taas o galafatay dib u doorashada madaxwaynaha
marekanka.

Barnaamijyo gaar ah ayaynu ka samaynaynaa doorashada
mareekanka.

The keys to the white house Allan J. Lichtman

TWITTER: HON Mohamed Aden Hassan
Email: moadam203@gmail.com
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO